Friday, July 11, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa degmada Gaalkacyo oo ka warbixiyay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Maraykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
June 10, 2023
in Wararka
0
Duqa degmada Gaalkacyo oo ka warbixiyay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Maraykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa kadib muddo Afar bilood iyo Maalmo ah oo uu howlo shaqo ugu maqnaa Dalka Mareykanka isla markaana gaaray gobolo ka mid ah kuwa dalkaasi intii uu safarkiisa shaqo ku guda jiray ayaa bulshada reer Gaalkacyo warbixin buuxda ka siiyay guulaha laga gaaray safarkii uu ku tagay  Gobolo ka tirsab dalka Mareykanka.

Kulan oo ay ka soo  qeyb galeen Gufdooomiyaha Gobalka Mudug , Taliyaha qeybta booliska Gobalka Mudug , Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Galmudug  iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer Gaalkacyo ayaa  duqa degmada Gaalkacyo  Cabdiraxmaan Sheekh Xasan waxa uu  bulshada si faah-faahsan ugula wadaagay warbixin dhameystiran oo ku aadan safarkii uu ku tagay dalka Mareykanka, Isagoo sheegay in uu ahaa mid  guul kusoo dhamaaday waxbadan ku soo kordhin doona Horumarinta Degmada Gaalkacyo.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025

Kulanka ayaa intii lagu guda jiray qaar ka mid ah odayaashii iyo xubnihii kale ee bulshadu waxa ay uga mahadceliyeen Maamulka dowladda Hoose ee Dagmada Gaalkacyo waxqabadka la taaban karo ee ay muujiyeen muddadii ay talada hayeen iyagoo balan qaaday iney doorkooda ka.qaadanayaan horumarka ka socda Degmada  Gaalkacyo.

Ugu danbeyna Xildhibaan Maxamed Cali Faarax oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille ayaa sheegay in maamulka Degmada ay muujiyeen dadaal karti iyo waxqabad muuqda, maadaama xaalado adag ay ka jireen gobalka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo Muddadii uu shaqeeynayay Maamulka uu hogaanka ka yahay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale.







Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed 

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay dhimista ciidamada ATMIS

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay dhimista ciidamada ATMIS

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay dhimista ciidamada ATMIS

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Turkiga Soomaaliya u jooga Mudane Alper...

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025
0

Maxamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka arxanka daran ee Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Guutada 23-aad...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay abaarta ka jirta Gobalka Awdal

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle “Xaalada abaarta gobolka Awdal si gaar ah ayaa ula socnay, waxaana ka dowlad...

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In