Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo Maktabadda geeyay Buug “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo oo Maktabadda geeyay Buug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu wehliyo la taliyaha waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo,Ayaa galabtay booqday xarunta maktabadda Guud ee Degmada Gaalkacyo.

Duqa Degmada Gaalkacyo,Ayaa la kulmay gudiga maktabadda Guud. Wuxuuna ku wareejiyay in ka badan 50 Buug, oo loogu tala galay in la dhigo maktabadda degmada si ay ugu faa’iideeystaan  Erdeyda iyo bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahmaan Shiikh Xasan,Ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay si dhow uga warqabi doonaa goobaha muhiimada u leh bulshada degmada Gaalkacyo ay ka mid tahay maktabadda.

Maktabada ayaa ah goob ay dhallinyaro Isxilqaatay ku dhiseen Gaalkacyo Sanado ka hor,Si ay ugu faa’iideeystaan,Bulshada ku dhaqan Gaalkacyo.

Previous Post

Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya

Next Post

Madaxweynaha dalka oo si diirran lagu soo dhaweeyay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Next Post
Madaxweynaha dalka oo si diirran lagu soo dhaweeyay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha dalka oo si diirran lagu soo dhaweeyay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In