Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo qaabilay saraakiil ka socotay hay’adaha WFP iyo NRC

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo  oo qaabilay saraakiil ka socotay hay’adaha WFP iyo NRC
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay Hay’addaha WFP iyo NRC oo uu Hoggaaminayay Majok Peter oo ah Madaxa hay,adda NRC ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana kulankaan diiradda lagu saaray dardar gelinta Mashruuca soo kabashada oo lagu taageerayo dadka nugul siiba barakacayaasha ku sugan magaalada Gaalkacyo iyo Deegaannada hoosyimaada.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa saraakiisha ka socday WFP iyo NRC la wadaagay dadaalada Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo ee ku wajahan soo kabashada dadka nugul iyo ka war qabkooda , wuxuuna ka dalbaday xubnaha ka socday labada hay’adood in ay xoojiyaan hawlgaladooda taageerada danyarta iyo barakacayaasha si loo helo soo kabasho deg deg ah iyo isku filnaasho ay helaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool Gaalkacyo iyo Deegaannada ku xeeran.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga ee Tiknoolajiyadda

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo heshiis la galay Hay’adda AMUCUBO

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo heshiis la galay Hay’adda AMUCUBO

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo heshiis la galay Hay’adda AMUCUBO

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In