Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo tababar u soo xiray dhallinyaro baratay farsamada gacanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo oo tababar u soo xiray dhallinyaro baratay farsamada gacanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa tababar u soo xiray dufcaddii saddexaad ee si lacag la aan ah uga barta xirfado ay ku shaqeeysan karaan Dugsiga barashada farsamada Gacanta ee Prof Caddoow ee Magaalada Gaalkacyo.

Munaasabada tababarka loogu soo xirayay 75 dhallinyaro ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan, waxgarad iyo xubno ka socday ururada haweenka iyo dhallinyarada

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026

Qaar ka mid ah waxgaradkii iyo xubnihii ka hadlay madasha tababarka lagu soo xirayay ayaa bogaadiyay dadaalka ka socanaya xarunta dugsiga Prof Caddow, taas oo ay xuseen in ay meesha ka saareeyso shaqo la’aan heysatay dhallinyaro farabadan oo ku nool deegaannada Galmudug, sidoo kalana xusay in waxqabadka Dugsiga Prof Caddoow haatan laga dareemayo Gaalkacyo, maadaama  haatan shaqooyin meelo fog fog cid taqaana loo raadin jiray dhaqaale farabadana ku bixi jiray looga kaaftoomay markii dhallinyaro badani ay ka faa’iideeysteen Barashada farsamada Gacanta ee ay ka barteen Dugsiga Tababarka Prof Caddoow.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo tababarka soo xiray ayaa ka codsaday shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo Ganacsataduba inay dhiiri galiyaan dhallinyarada aqoonta u leh xirfado badan oo Gaalkacyo looga baahnaa, isagoo xusay in ka maamul ahaan ay dhiiri galinayaan dhallinyarada.

Previous Post

Hay’adda Socdaalka oo ugu deeqday Ciidanka Xasilinta Caasimadda laba Neef oo Geel ah 

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

March 8, 2026
0

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta...

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka Burhaan Aadan Cumar ayaa Baarlamaanka Dalka uga mahadceliyey inay guteen waajib dastuuri ah, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In