Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo kulan la qaatay Saraakiil ka socatay UNICEF iyo Wasaaradda Tamarta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo kulan la qaatay Saraakiil ka socatay UNICEF iyo Wasaaradda Tamarta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin ka socatay Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha iyo Hay’adda UNICEF, kuwaas oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta Galmudug

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargalinta mashruuca Biyo ka saarista magaalada, Arimaha Nadaafadda iyo Fayadhowrka Dagmada, taas oo qorsheedu meel fiican marayo

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duqa Dagmada ayaa Faahfaahin Ka siiyay Guud ahaan Xaaladaha La xariira biyaha iyo Tamarta

Kulanka kadib ayaa Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo masuuliyiin ka socatay Wasaarada Tamarta iyo Hay’adda UNICEF waxa ay kormeer ay ugu kuurgalayaan Xaaladaha Biyaha iyo Baahiyada ka jira Qaar ka mida xeryaha Barakacayaasha, iyagoo warbixino ka dhageystay qaar ka mid ah Barakacayaasha kuwaa oo si dhameystiran uga warbixiyay xaaladaha ay ku nool yihiin waxa loo qabtay iyo Baahi wali ay u baahan yihiin in laga Caawiyo.

Previous Post

Minister of Foreign Affairs Welcomes Mideynta Community Services Delegation

Next Post

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Wafdi ka socday Jabuuti

Next Post
Madaxweynaha JFS oo qaabilay Wafdi ka socday Jabuuti

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Wafdi ka socday Jabuuti

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In