Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta soo xiray Barnaamijka Barro Dalkaaga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta soo xiray Barnaamijka Barro Dalkaaga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

baroGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Maanta soo Xiray Barnamijka loogu magac daray Baro Dalkaaga, kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan.

Barnaamijkaasi oo beryahaanba uga socday Magaalada Muqdisho Xubno ka kala socday Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir, ayaa intii uu socday lagu baranayay Tariikhda Sohdimaha Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Soomaaliya, iyadoo uu soo qabanqaabiyay Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimacaale (Madaale) waxaa uu goobta ka sheegay in xiligaan la jooga dalka Soomaliyed ay ku mashquulan Afqalaad iyo wadan aan kooda aheyn.

“Marar badan waxaan arkay dad afkooda ka jecel afka qalaad iyagoo marka ay hadlaayan kusoo dara af kale oo aysan u dhalanin haddii aad dooneyso sharafkaaga iyo wadankaaga horumaro waa in aad marka hore dhowrta xaquuqda dalkaaga”, ayuu yiri Duqa Magaalada Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kula dardaarmay dadka reer Muqdisho in ay xoogga saraan horumarinta dalkooda hooyo.baro1baro2baro3baro4baro5baro6baro

Previous Post

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjraha cusub ee Yemen “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Jaamacadda SKY oo shahaadooyin guddoonsiiyay arday “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Jaamacadda SKY oo shahaadooyin guddoonsiiyay arday “SAWIRRO”

Maamulka Jaamacadda SKY oo shahaadooyin guddoonsiiyay arday "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In