Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha G/banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa Maanta Ku soo wareejiyey dhismaha iyo xafiisyada Xarunta dhexe ee Maamulka G/banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Xubnaha xildhibaannada ah ee ka mid ah  Guddiga Arrimaha gudaha e Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddoomiyaha G/banaadir uga Mahadceliyay Kaalinta Muhimka ah ee Dhismaha xaruntani oo Ka kooban 1310 xafiis iyo Hoolal Shirar Oo casri ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in xaruntani muhiimad gaar ah ay ugu fadhiso maamulka gobolka Banaadir islamarkaana lagu dhisay qarashaad ay iska jareen shaqaalaha gobolka Banaadir iyo dad muwaadiniin Soomaaliyeed ah.

Xubnaha guddiga arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ee maanta booqday xaruntaasi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in ay arkaan xaruntii Offico Governo oo sidaan loo qurxiyay islamarkaana lagu dhisay qarashaad ay leeyihiin dad Soomaaliyeed taasi oo ka dhigan in dadka Soomaaliyeed ay wax qabsan karaan islamarkaana ay ka maarmi karaan in ay wax ka sugaan gacma shisheeye.

_MG_8680

_MG_8683

_MG_8687

_MG_8695

_MG_8700

_MG_8701

_MG_8710

_MG_8711

_MG_8714

_MG_8724

_MG_8730

_MG_8731

_MG_8732

_MG_8733

_MG_8734

_MG_8738

_MG_8741

_MG_8742

_MG_8745

_MG_8746

_MG_8749

_MG_8750

_MG_8752

_MG_8754

_MG_8759

_MG_8760

_MG_8763

_MG_8764

_MG_8768

_MG_8780

_MG_8782

_MG_8783

_MG_8786

_MG_8789

Previous Post

Guddoomiyaha G/banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Sedexeed ee Degmada Boondhere “Sawirro”

Next Post

FAAHFAAHIN: Socdaalka John Kerry ee Muqdisho

Next Post

FAAHFAAHIN: Socdaalka John Kerry ee Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In