Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Waddada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Waddada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shacabka Degmooyinka Shibis iyo Boondheere kula dardaarmay in ay ka qeyb qaataan nadiifinta waddooyinka mara Degmooyinkooda kadib markii uu maanta dhagax dhigay Waddada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino.

Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Boondheere iyo Shibis ayaa sheegay inay ilaalin doonaan badqabka waddada marka uu dhamaado dib u dhiska lagu sameynayo

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Gudoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Gobolka Banaadir mudane Cumar Cali Cadi ayaa mas’uuliyiinta labada degmo iyo shirkadda dhismaha qaadaneyso lagula xisaabtami doono marka uu dhamaado dhismaha Wadada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulka gobolka ay mas’uuliyad ka saarantahay dhameystirka dhismaha waddooyinka caasimadda, waxaana uu shacabka ka codsaday in ka shaqeeyaan bilicda oo aysan qashinka ku soo shubin waddooyinka dib u dhiska lagu sameeyay.

Previous Post

Xaaladda Qaxootiga ku nool Gobolka Tigreega oo walaac laga muujinayo

Next Post

Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In