Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta ee Magaalada Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo digreeto ku joojiyay ruqsad siinta shirkadaha ganacsiga forex
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta ee Magaalada Muqdisho.

    Inaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Duqa Muqdisho ayaa falkaasi Gurracan ku tilmaamay mid ka fog Islaamnimada iyo Bini’aadanimada islamarkaana kooxaha Argagixisada ay caadeesteen daadinta dhiiga dadka Muslimka ah ee aan waxba galabsan iyagoo ku soo gambanaayo Diinta Ismaalamka oo ah mid naxariis badan oo Nabadgalyo ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu ilaahey ugu baryay inuu Naxariistiisa Jano ka waraabiyo walaalihii Soomaaliyeed ee ku shahiiday falkaasi bahalnimada ah, Asigoona sidoo kale Caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadkii uu dhaawaca soo gaaray.

Ugu danbeyn Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay bulshada Gobolka Banaadir in ay si wadajir ah ugu midoobaan la dagaalanka Argagixisada si ummada ay ugu noolaadan Nabad iyo Horumar.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida muwaadiniintii ku shahiiday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Next Post

Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”

Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In