Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsab Dowladaha hoose ee Turkiga iyo Ururo caalami ah.

Kulanka ugu horeeya ayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka waxay la qaateen Xoghayaha Guud ee Ururka Midowga Magaalooyinka Adduunka Mr Mehmet Duman iyo u qaabilsanaha arrimaha dibadda ururka midowga magaalooyinka Turkiga, kuwaasoo ay ka wada hadleen sidii ururadaasi ay uga qayb qaadan lahaayeen dhismaha ka soconaya Magaaladda Muqdisho iyo sida Muqdishu ay xubin firfircoon ugu noqon laheyd ururkan iyo iskaashiga magaalooyinka ka midka ah ururadaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirkan oo socday muddo saacad ah ayaa waxaa Duqa magaaladda Muqdisho uu uga sheekeeyay madaxdii iyo ms’uuliyiintii ka qayb gashay kulanka horumarrada la taaban karo ee ka socda Gobolka Banaadir, waxaana uu ka codsaday in ay ka qayb qaataan taabba galinta doorashooyinka golaha deegaanka ee Muqdisho.

Mas’uuliyiinta Midowga dowladaha hoose ee dalka Turkiga oo qeyb ka ahaa kulanka ayaa dhinacooda ballan qaaday in ay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada wax kasta oo lagu horumarinayo caasimadda Somaliya.

Gaba gabadii kulanka ayaa waxaa looga hadlay daraasadaha ku saabsan dimoqradiyeynta dowladaha hoose, taasoo dhamaan xubnihii kulanka ka qayb galay ay isku waafaqeen xoojinteeda.

Gudomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dalka Turkiga u jooga xoojinta xiriirka ka dhaxeeya dowladdaha hoose ee Muqdisho iyo dowladaha hoose ee dunida, taasoo qayb ka ah waddooyinka fududeenaya dib u soo celinta magacii iyo sumcaddii ay lahayd Caasimadda.

duqu-1 duqu-2 duqu-3

Previous Post

Xabad joojin ka dhaqan gashay dalka Siiriya

Next Post

Ammaanka caasimadda oo lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

Next Post
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay

Ammaanka caasimadda oo lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In