Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV oo marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale” ayaa ka hadlay waxqabadka maamulka gobolka gaar ahaan mashruuca dalkaaga ku dhiso hal doolaer.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












