Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Bari

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Duqeymo Diyaaradeed oo  ka dhacay Gobolka Bari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka Saaka aanu ka helayno Gobolka Barri ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen sdeegaanohoos yimaada Magaala xebeedka Qandala e Gobolka Bari.

Duqeymahaan ayaa lagu garaacay Xaruumo ay lahaayeen Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaaya Deegaano ka tirsan Gobolka Barri oo hoos yimaada Maamulka Puntland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Diyaaradaha Dagaal ee Maraykanka ayaa shalay galinkii Dambe duqeeyay Buuralayda Gal gala oo ay ku dhuumaalaystaan Maleeshiyaad ka tirsan Daacish iyo Al shabaab dhanka kale  Xalay ayaa duqeymo kale ka dhaceen deegaano hoos taga Magaalada Qandala.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Magaalada Boosaaso Maxamed Muuse Tarsan ayaa soo sheegay in duqeymahaan la Rumaysan hayay in ay ku dhinteen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Daacish iyo Al shabaabka ka ku dhuumaalaysta Gobolka Barri.

Duqeymahaan saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Gobolka Bari ayaa qeyb ka ah Didaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Beesha Caalamka ay Dalka kaga saarayso Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka XFS oo gaaray Koonfur Afrika

Next Post

Akhriso Warbixin: Hindisaha Telefishinka & marxaladihii uu soo maray.

Next Post
Akhriso Warbixin: Hindisaha Telefishinka & marxaladihii uu soo maray.

Akhriso Warbixin: Hindisaha Telefishinka & marxaladihii uu soo maray.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In