Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn Al-Shabaab Lagu Laayayey Oo Laga Fuliyey Duleedka Qalimoow Shabeelada Dhexe

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Duqeyn Al-Shabaab Lagu Laayayey Oo Laga Fuliyey Duleedka Qalimoow Shabeelada Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyo katirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey inay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta ka howlgasha gobolka Shabeelada Dhexe ku leeyihiin deegaanka Qalimow oo u dhaxeeya Degmooyinka Jowhar iyo Balcad balse waxaa ka hortgay Ciidanka Daraawiishta kuwaas oo sidoo kale u geystaty qasaaro badan.

Maleeshiyada ayaa markii ay isku dayeen inay dib u laabtaan ayaa sioo kale waxaa ay lakulmeen duqeymo dhanka Cirka ah kuwaas taas oo looga burburiyey labo gaari oo ay wateen.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Warar kale ayaa sheegaya in duqeynta ay uga dhinteen Maleeshiyo badan kuwaas oo saarnaa Gawaarida duqeynta lala beegsaday.

Horay Xarumo Ururka Al Shabaab ku lahaayeen meelo kamida Gobolka Sh. Dhexe ayey isaga guureen kadib markii dagaalo xoogan kala kulmeen Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Previous Post

Habka cusub ee waxbarashada Dugsiyada Soomaaliya oo bilaabanayo Agosto

Next Post

Ciidamada Xooga Dalka oo Khasaare kala duwan ku gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab howlgalo ay ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame

Next Post
Ciidamada Xooga Dalka oo Khasaare kala duwan ku gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab howlgalo ay ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame

Ciidamada Xooga Dalka oo Khasaare kala duwan ku gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab howlgalo ay ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In