Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xooga Dalka oo Khasaare kala duwan ku gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab howlgalo ay ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xooga Dalka oo Khasaare kala duwan ku gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab howlgalo ay ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadda Xoogga dalka ayaa Howlgalo lagu baacsanayo Al Shabaab waxay ka wadaan deegaano hoos yimaada degmada Jamaame ee Gobalka Jubbada hoose.

Xasan Maxamed Aadan Ciraaqi oo ah Taliyaha Ciidanka Danab ee deegaanada Jubbaland ayaa faahfaahin ka siiyay Warbaahinta Qaranka Howlgalada ka socda inta u dhaxeysa Baarsanguuni iyo Araare.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

“Halkan waxaa la yiraahdaa Tuulada Muuse Xaaji oo ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo is garabsanaya ay sifeyn ka bilaabeen nimankii cadowga ahaa ee weeraray Baarsanguuni halaag iyo jab ayaa kasoo gaaray, ciidamada waxay sifeynayaan inta u dhaxeysa Baarsanguuni iyo Araare dhaawac iyo dhimasho badan oo cadwoga ah halkan waa laga aruuriyay qalab badan oo ay ka carareen waa laga hayaa”.ayuu yiri Taliye Ciraaqi.

Sidoo kale Taliya ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray Fariin ah inay Al shabaab ula dagaalamaan sida Kansarka oo kale, isla markaana Macluumaad ku saabsan meelaha ay ku dhuumaleysanayaan la wadaagaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Jubbaland si guud ahaan loo Ciribtiro Argagaxisada.

Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa gaaray goobaha ay ciidamada ka sifeeyeen cadowga, isagoona ku dhiiri galiyay guulaha ay usoo hoyeen Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna kulamo la qaatay Saraakiisha hoggaamineysa Howlgalada.

Howlgaladan ayaa qeyb ka ah kuwa lagu doonayo in looga xureeyo deegaanada Jubbaland Maleeshiyada Al shabaab oo dadka rayidka ah ku dhibaateeya meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

Previous Post

Duqeyn Al-Shabaab Lagu Laayayey Oo Laga Fuliyey Duleedka Qalimoow Shabeelada Dhexe

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In