Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn khasaare loogu geystay Argagaxisada oo xalay ka dhacday Kamsuuma

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Duqeeyn qasaare geysatay oo kooxda UGUS lagula beegsaday Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

11 kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge sare ayaa xalay lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose, sida  ay xaqiijiyeen dadka deegaanka oo la hadlay Radio Muqdisho.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Duqeynta dadka lagu dilay ayaa waxaa kamid ah horjooge dhowaan Maleeshiyadaan sheegtay in ay u soo magacaabeen gobalka Banaadir kaas oo lagu magacaabi jirey Subeyb.

Tiro kale oo kamid ah maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dhaawacay duqeynta Kamsuuma oo lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka nabad diidka ah.

Weerarka oo dhacay abaare saqdii dhexe ee xalay ayaa sidoo kale lagu burburiyay Gawaari ay wateen horjoogiyaasha Al-shabab iyo agab kale oo ay lahaayeen Argagixisada.

Muddo labo bil ku siman waa horjoogihii sedaxaad ee argagaxisada ugu magacownaa gobolka Banaadir oo duqeyn lagu dilay waxaa horey loo dilay C/naasir iyo C/weli oo ahaa horjoogayaal ka tirsanaa Argagixisada.

Duqeymo isdaba joog ah oo ay fulinayaan ciidanka Mareykanka oo garabsanaya ciidanka kumandooska Soomaaliya ayaa lagu bartilmaameedsanayaa goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Cabsi xoogan ayaa la sheegay in ay soo foodsaartay maleeshiyaadka Al-shabaab tan iyo markii la labo laabay weerarada lala beegsanayo saldhigyadooda.

Radio Muqdisho

Previous Post

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeer Amniga la xiriira ku sameeyey Xaafadaha Degmada Heliwaa

Next Post

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wado qorshe lagu horumarinayo Caafimaadka Xoolaha+Sawrro

Next Post
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wado qorshe lagu horumarinayo Caafimaadka Xoolaha+Sawrro

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wado qorshe lagu horumarinayo Caafimaadka Xoolaha+Sawrro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In