Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duubabka dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Beledweyn-Sawiro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Duubabka dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Beledweyn-Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ay magaalada Jowhar ku qaateen duubabka dhaqanka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,culimada iyo aqoonyahanka ayay kaga hadleen dagaaladi beeleedkii shalay ka dhacay Baladweyne iyo xaquuqda shacabka gobolka Banaadir ee aqalaka sare ee barlamaanka la dhisayo

Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku baaqay in si dagdag ah loo joojiyo dirirta u dhaxayso beelaha walaala ah ee halkaasi Ku dagalamaya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhankale, duubabka ayaa ka hadlay arinta la xiriirta qoondada aqalka sare ee barlamaanka ee gobolka Banaadir, Ugaas Maxamuud Cali, ugaas gudoomiyaha duubabka Dhaqanka ee labada gobol a ayaa sheegay in aanay macquul aheen in sadex milyan oo qof oo Soomaali ah ay ahaadaan xaquuq la’aan oo aanu jirin cid ku matalaysa aqalka sare ee barlamaanka la dhisayo.

Duubabka dhaqanka ayaa lagama marmaan ku tilmaamay xaquuqda gobolka Banaadir ee aqalka sare ee barlamaanka la dhisayo in la cadeyo suuragalna aanay aheyn in matalaad la’aan ka noqdaan  aqalka sare ee dalka.

vlcsnap-2016-05-18-17h30m07s65 vlcsnap-2016-05-18-17h30m16s186 vlcsnap-2016-05-18-17h30m23s3 vlcsnap-2016-05-18-17h30m33s108 vlcsnap-2016-05-18-17h30m42s178 vlcsnap-2016-05-18-17h30m49s15 vlcsnap-2016-05-18-17h30m58s100 vlcsnap-2016-05-18-17h31m04s168 vlcsnap-2016-05-18-17h31m49s95 vlcsnap-2016-05-18-17h32m04s239 vlcsnap-2016-05-18-17h32m24s186 vlcsnap-2016-05-18-17h32m32s12 vlcsnap-2016-05-18-17h32m42s88

W/D: C/shakuur Cali Axmed

Previous Post

Guddiga adeega garsoorka ee koofur galbeed oo la soo bandhigay

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada federaalks Soomaaliya oo Jowhar kula kulmay Odayaal dhaqameed “SAWIRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada federaalks Soomaaliya oo Jowhar kula kulmay Odayaal dhaqameed “SAWIRO”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada federaalks Soomaaliya oo Jowhar kula kulmay Odayaal dhaqameed “SAWIRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In