Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duufaan xoog leh oo ku wajahan dalalka Jamaica iyo Haiti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duufaan xoog leh oo ku wajahan dalalka Jamaica iyo Haiti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duufaan xoog leh oo loogu yeeray magaca “Matthew” oo xowligeeda lagu qiyaasay in ay ku socoto 220 kilomitir saacaddiiba ayaa ku fool leh dalalka Jamaica iyo Haiti.

Shacabka ku nool labadaasi dal ayeey arrintani walwal baahsan ku abuurtay maadaama qubarada saadaasha hawadu ay sheegeen in duufaantani sababi karto daadad, dabeylo xooggan wata, dhimasho iyo bur-bur hantiyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Hadda waxa ay duufaantani soo mareysaa meel 325 kilomitir galbeedka kaga aadan caasimadda dalka Haiti ee Port-au-Prince, waxaana ay shacabku mar horeba dareemayaan culeyska duufaantani.

Ma ahan markii ugu horreysay oo labadani dal ku dhuftaan duufaano xooggan, laakiin waa markii ugu horreysay oo duufaan xooggeedu la mid yahay tan iminka soo socota ku dhifato mudo 10 sanadood ah.

dufanjamaica1 dufanjamaica2 dufanjamaica4

Previous Post

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho+Sawirro

Next Post

“Daawo Sawirro” Danjire Hussein Haji Ahmed Oo Kulan Isbarasho Ah La Qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan.

Next Post
“Daawo Sawirro” Danjire Hussein Haji Ahmed Oo Kulan Isbarasho Ah La Qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan.

“Daawo Sawirro” Danjire Hussein Haji Ahmed Oo Kulan Isbarasho Ah La Qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In