Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Emmanuel Macron”Dalka Faransiiska wuxuu markale difaacay dhiigiisa”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Emmanuel Macron”Dalka Faransiiska wuxuu markale difaacay dhiigiisa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in markale dalka Faransiisku uu difaacay dhiigiisa,balse aysan dib u guranayn oo aysan u ogolaan doonin taako dadka cadawga ku ah xorriyadda,kadib weerar ka dhacay dalkaasi.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkaasi iyo kuwo kale oo lamidka ah,isagoo ku bogaadiyay laamaha ammaanka sida ay uga feejigan yihiin weerarada argagixisanimo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa bilaabay baaritaan la xiriira argagixisada kadib markii uu nin mindi ku hubaysani uu toorriyeeyey dad marayey waddo kutaal badhtamaha magaalada Paris ee caasimadda dalkaasi.

Weerarkaasi loo adeegsaday Mindi ayaa lagu soo waramayaa in Hal qof uu ku  dhintay afar kalena ay ku dhaawacmeen, ayadoo labo kamid ah dadkaasna ay xaaladoodu halis tahay.

Saraakiisha amaanka dalkaasi Faransiiska ayaa sheegay in Weerarka uu ka dhacay xaafad mashquulka badan ee lagu magacaabo Opera,sidoo kale dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in ninka mindida sitay uu ku qaylinayey “Allahu Akbar” booliiskuna ay isku dayeen in ay qabtaan kahor intaysan toogan.

Kooxda argagixisada ee Daacish ayaa sheegatay weerarkaasi oo arxandarada ah oo loo geystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo daah furay Barnaamijka Dariseynta Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In