Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Erdogan oo sheegay in uu ka qeyb qaadanayo gurmadka abaarta ka jirta Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Erdogan oo sheegay in uu ka qeyb qaadanayo gurmadka abaarta ka jirta Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayib Erdogan ayaa bartiisa Twitter-ku sheegay in dalkiisu uu gacan ka geysanayo gurmadka abaarta ku dhufatay Soomaaliya.

“Anaga indhaha kama laaban karno codsiyada ka imaanaya dalalkan oo ka jira gaajo ka dhalatay abaaraha, heer aad u khatar ahna gaartay,”sidaas ayuu Erdogan qoray. “ Turkida waxa ay bilowday olole gar-gaar lagu gaarsiinayo dadka ku nool beriga Africa iyo Yeman kuwaa oo u baahan kaalmadeena deg-degga”.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Hay’adda socdaalka adduunka ‘IOM’ ayaa salaasadii la soo dhaafay ku baaqday in la qaado talaabo deg-deg ah oo lagu caawinayo 20 milyan oo ruux oo baahi ku wajahaysa dalalka K/Suudan, Soomaaliya, Yeman iyo W/Nigeria iyo Kenya.

Soomaaliya ayaa  xasuusato doorkii Turkida ay ka qaateen gurmadkii abaaraha ka jiray Soomaaliya sannadkii 2011 kolkaas Soomaaliya ka jirtay xaalado beni’aadinimo oo aad u daran, Soomaliya ayaa sidoo kale Turkida la ah saaxiib dhaw oo arrimo badan wadaagaya.

Previous Post

Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay madaxda Qaranka oo lagu qabtay Nairobi

Next Post

Hay’adda Culimada “Afar Maalin In la soomo ayaan Ugu Yeereynaa Umadda Soomaaliyeed”

Next Post
Hay’adda Culimada “Afar Maalin In la soomo ayaan Ugu Yeereynaa Umadda Soomaaliyeed”

Hay’adda Culimada “Afar Maalin In la soomo ayaan Ugu Yeereynaa Umadda Soomaaliyeed”

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In