Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergada ka qeybgashay xuska 21 Fibraayo ayaa soo bandhigay Buugga ka hadlaya ahmiyadda Afka Soomaaliga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ergada ka qeybgashay xuska 21 Fibraayo ayaa soo bandhigay Buugga ka hadlaya ahmiyadda Afka Soomaaliga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo lagu jiro maalinta labaad ee todobaadka Afka-hooyo ee Soomaaliga ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magalada Muqdisho ergadii ka qeyb gashay xuska maalinta caalamiga ah afka-hooyo waxaa ay kaga hadleen tariikhda qaar ka mid ah dadkii usoo halgamay qorista Farta Soomaaliya oo ah dhaxalkii ay kaga tageen bulshada Soomaaliya,tallooyin laga dhagaysanayey aqoon yahanada ku xeel-dheer Afka Soomaaliga taasi oo la xiirtay horumarinta iyo daryeelka Afka Soomaaliga.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen aqoon yahano qorayaal Soomaaliyeed ka kala yimid dalalka Kenya,Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxa lagu soo bandhigay buugaag ku qoran Afka Soomaaliga isla markaana ka hadlayey mowduucyo kale duwan oo u badnaa ahmiyadda uu leeyhay ilaalinta Afka Soomaaliga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudomiyaha Akadamiye goboleedka Afka Soomaaliga AGA Dr Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi ka dib la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Akadeemiyaddan ay wax badan ku soo korhdinayso Afka Soomaaliya isla markaana lagu horumarinta Afka Soomaaliya.

Previous Post

Howlgallo amaanka lagu xaqiijinaayo ayaa laga sameeyay Baydhabo

Next Post

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne”Muuqaal+Sawirro”

Next Post
Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne”Muuqaal+Sawirro”

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne"Muuqaal+Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In