Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergada shirka Jowhar oo maalinti Afaraad ka doodaysa qabyo qoraalka dastuurka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ergada shirka Jowhar oo maalinti Afaraad ka doodaysa qabyo qoraalka dastuurka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo galay maalinkii Afaraad ayaa ergadu waxa ay ka doodeen maanta qabya qoraalka dastuurka dowlad goboleedka Hiiraan Sh/dhexe.

Ergada oo loo qeybiyay ilaa 5 koox ayaa dooddooda waxa ay ku saleysneeyd wax ka badalka qabya qoraalka dastuurka iyo dhameeystiirkiisu qodobada muhiimka ah oo ay ku jiraan Halka caasimadda u noqonayso dowlad goboleedka Hiiraan Iyo Sh/dhexe, Magaca dowlad goboleedka, astaanta iyo calanka maamulka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka mid ah Ergada ayaa sheegay iney  muhiim aheyd in masuuliyiinta dowlada gaar ahaan xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka Prof. Yaxye Cali Ibraahim iyo Gudiga fududeeynta ay kor joogta ka ahaadaan sida doddu u dhacaysay .

Waxa kale oo hoolka Farjano ee shirka yimid Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo gudoomiye xigeenka ka ah gudiga federalka arimaha gudaha iyo amniga ee Barlamaanka.

Maalmaha soo aadan marka ay idlaato doodda ergada aya lagu wada in la ansixiyo qabya qoraalka dastuurka dowlad goboleedka Hiiraan iyo Sh/dhexe loona gudbo xulista xildhibaannada labada gobol.

C/shakuur Cali Axmed Jowhar

1 2 unnamed

Previous Post

Madaxweynaha oo kulamo la qaatey qeybaha bulshada ee magaalada Baydhabo

Next Post

Magaca Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo la isku raacay

Next Post
Ergada shirka Jowhar oo maalinti Afaraad ka doodaysa qabyo qoraalka dastuurka+Sawirro

Magaca Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo la isku raacay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In