Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergada shirweynaha Cadaado oo Maanta Kulankii 1-aad yeeshay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ergada shirweynaha Cadaado oo Maanta Kulankii 1-aad yeeshay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka 1-aad ee Ergada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee madaxtooyada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa Ergada loogu qeybiyay qorshayaasha horyaala, waxaana ka soo qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha guduha, gudiga farsamada iyo xildhibaano heer Federaal ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xaliimo Ismaciil Ibraahim Gudoomiyaha guddiga farsamada ayaa ugu horeyn shirka furtay, waxaana ay sheegtay in Ergadu todobaadkan ay ka doodayaan nuqulada qabyo qoraalka Dastuurka KMG ee maamulka Mudug iyo Galgaduud, ka dibna ay ansxin-doonaan.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Cali Abtidoon Xalane ayaa Ergada kula dardaarmay inay fursadaha jira ka faa’iideystaan, oo dadka ay matalayaan u horseedaan inay maamul tiirar xoogan ku taagan u aas aasaan.

Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid ah  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ergada looga baahanyahay inay si qoto dheer kaga baaraan dagaan Dastuurka la horkeenayo.

DSC04723 - Copy DSC04725 DSC04726 DSC04727 DSC04728 DSC04729 DSC04730

Previous Post

Madaxweynaha oo ka soo laabtey socdaal uu ku tegey Nigeria iyo Sudan

Next Post

Daawo Sawirada:-Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Ee Dalka Oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Dhigiisa Dalkaasi

Next Post
Daawo Sawirada:-Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Ee Dalka Oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Dhigiisa Dalkaasi

Daawo Sawirada:-Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Ee Dalka Oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Dhigiisa Dalkaasi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In