Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergayga cusub ee QM u soo magacaawday Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Ergayga cusub ee QM u soo magacaawday Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Catriona Laing oo u dhalatay Dalka Britain ahna Wakiilka Gaark ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlaha Gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM, ayaa si Diiran loogu soo dhaweeyay Gegida Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho.

Catriona Laing, ayaa bedelaysa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka kaasi oo Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guteres uu ku amaanay sida howlkarnimada iyo hogaanka wanaagsan ee uu u gutay waajibaadkiisa xilligii adkaa ee uu joogay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026

Munaasabadda soo dhoweynta Ms. Catriona Laing oo ka dhacday Garoonka Aadan Cabdulle, waxaa halkaas ku soo dhoweeyeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Daud Aweys Jaamac iyo Xoghayaha Joogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xamza Aadan Xaadoow, Saaraakiil ka tirsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,Cutubyo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DHaqanka iyo DALXIISKA Daud Aweys Jaamac, ayaa warbaahinta Qaranka la wadaagay Soo dhaweynta Catriona Laing.

Ms. Catriona Laing oo hadal ka jeedisay soo dhaweynta kadib ayaa u sheegtay warbaahinta Qaranka in ay sii wadi doonto howlaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

3-dii bishii May ee sanadkan, ayay ahayd markii xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guteres uu ku dhawaaqay magacaabista MS. Catriona Laing si ay u gudato howlaha Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.

Previous Post

10 Al-Shabaab members surrender to the Government

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka 

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka 

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

March 8, 2026
0

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta...

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka Burhaan Aadan Cumar ayaa Baarlamaanka Dalka uga mahadceliyey inay guteen waajib dastuuri ah, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In