Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegay Baardheere

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegay Baardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS U qaabilsan arimaha gurmadka oo ay wehliyaan Qaar kamid ah gudddiga gurmadka abaaraha iyo hay’adda Qatar charity ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo si ay ugu kuur galaan xaaladda nololeed ee ka jirta barakacayaasha ku nool kaamamka degmadaan

Ergayga iyo wafdigiisa oo ay qayb ka ahayd hay’ada qadar charity ayaa Waxaa soo dhaweeyay maamulka degmada baardheere iyagoona booqday qaar kamid ah kaamamka degmada

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Dadka ku soo barakacay deegaankaan ayaa intooda ugu badan ka soo hayaamay deeganaada kale ee deriska la ah diinsoor.

Ku dhawaad 800,000 oo qof ayaa tan iyo billowgii sanadkii aynu soo dhaafnay ka barakacay guryahoodii, abaarta ka jirta Soomaaliya awgeed, sida ay sheegayaan hay’adaha gargaarka, iyadoo tirada dadkana laga cabsi qabo inay kororto. Taas oo ka dhigan abaartii ugu darnayd ee soo marta Soomaaliya 40-kii sano ee ugu dambeeyey.

Ergayga oo shalay dalka dib ugu soo laabtay shirka Jaamacada Carabta, ayaa wasiirada arrimaha debeda Carabta ka codsaday gurmad degdeg ah.

Previous Post

Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Deeq Rashin Gaarsiisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Deeq Rashin Gaarsiisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo Deeq Rashin Gaarsiisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In