Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Bulshadda Soomaalida ugu Hambalyeeyey Bilowga Bisha Ramadaan 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Bulshadda Soomaalida ugu Hambalyeeyey Bilowga Bisha Ramadaan 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan bilashada barakeysan ee Ramaadaan u diray dhamaan ummadda Soomaliyeed.

“Bisha barakeysan ee Ramadan waa bil cibaado taasi oo xoojineysa fahamka diinta islamaaka,  waa xili astaanta u ah fekirka suuban Islaamka soonka oo ay malaayin Soomaali ah oo jooga gudaha iyo dibadda Soomaaliya u dabaaldagaan iyagoo isku imaanaya si ay u xoojiyaan tiirarka nabadda, cadaaladda iyo sinaanta” ayuu yiri James P. McAnulty

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaan uu Mar Kale yiri Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ugu hambalyeeyay umadda soomaaliyeed bilowga bisha bareykeysan ee Ramadaan.

Previous Post

” Daawo Sawiradda” Hishiis ay kala saxiixdeen Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo laba Jaamacadood oo saldhigooda yahay South Africa

Next Post

Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab

Next Post
Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab

Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In