Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay Mr. Shane L.Dixon

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ergeyga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay Mr. Shane L.Dixon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay  Mr. Shane L.Dixon oo ah ku-simaha safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya.

Labada mas’uul ayaa kulanka waxa ay kaga wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladda Somaliland iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ku-simaha Safiirka ayaa u cadeeyay ergayga sida ay Dowladda Mareykanka markasta uga go’antahay wadajirka iyo xasiloonida Soomaaliya iyo in ay garabtaagan yihiin in ay wadahadaladu guuleystaan.

Previous Post

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka qeybgalay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta cusub Jaamacadda Modern ee Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta cusub Jaamacadda Modern ee Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta cusub Jaamacadda Modern ee Gaalkacyo "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In