Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergo ka socota W/Kuuriya oo loo ogolaaday ka qeybgalka Ciyaaraha Olympikada oo ay martigelinayso K/kuuriya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ergo ka socota W/Kuuriya oo loo ogolaaday ka qeybgalka Ciyaaraha Olympikada oo ay martigelinayso K/kuuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ciyaarihii Olympikada  xiliga Qaboobaha aya ka bilowdeen Dalka Koonfur Kuuriya ayaa  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay waxaa ay  u ogolaaday Choe Hwi oo ah sargaal Kuuriyada Wuqooyi u dhashay islamarkana ka mid ahaa sarakiishii cunaqabataynta la saaray in uu u safro Kuuriya Koonfureed,wuxuuna ka qeybgalayaa ciyaarahaasi.

Waxaa uu Sargaalkan  ka mid yahay ergada Kuuriyada Wuqoyi ee ka qaybgalaysa ciyaaraha Olambikada ee xilliga qaboobaha oo ka furmay Dalkaasi Kuuriyada Koonfureed,kadib markii dhawaan labada dowladood ay isku afgarteen ka qeybgalka tartankaasi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gabar la dhalatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa kamid ah ergada ka qeybgalaysa Ciyaarahaasi Olympikada,kadib markii ay ogolaadeen Golaha ammaanka ee QM oo walaac ka muujinayay dadka xayiraadda saran.

Kuuriyada Koonfureed ayaa warqad ay u dirtay golaha ammaanka si sargaalkan loogu ogolaado in uu soo safro Kuuriyada Wuqooyi.

Xukuumadda Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in booqashada ergada Kuuriyada Wuqooyi ay gacan ka gaysanayso dajinta xiisadda gacanka Kuuriya.

Choe Hwi ayaa ah sargaalka xisbiga ka taliyaha Kuuriyada Wuqooyi u qaabilsan dhanka dacaayada iyo borobagandhada.

Waa sargaalka kali ah ee Kuuriyada Wuqooyi ay u soo dirtay Kuuriyada Koonfureed kaasi oo ku jira liiska saraakiisha cunaqabataynta ay ku soo rogtay Qaramada Midoobay.

Caalamka ayaa si dhow ula socda dhaq dhaqaaqa saraakiisha sar sare ee Waqooyiga Kuuriya,kadib markii la saaray xaiyraad dhinaca socdaalka ah,taasi oo loo aanaynayo talaabooyinka lagu horumarinayo Barnaamijka Nuclearka ee Xukuumadda Pyongyang,taasi oo Golaaha ammaanka ee QM ay go’aano ka soo saareen.

Previous Post

Sawirro+Madaxweyne Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah xildhibaannada Hirshabelle ku matala Dowladda Soomaaliya

Next Post

QM oo dowladaha Qadar iyo Imaaraat-ka ku ammaantay taakulaynta Falastiin

Next Post
QM oo dowladaha Qadar iyo Imaaraat-ka ku ammaantay taakulaynta Falastiin

QM oo dowladaha Qadar iyo Imaaraat-ka ku ammaantay taakulaynta Falastiin

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In