Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ethiopia: Biyaha wabiga Nile waa loo sinaanaa

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Ethiopia: Biyaha wabiga Nile waa loo sinaanaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go’an tahay in uusan wax yeeleynin xuquuqda ay ku leeyihiin dalalka uu maro wabiga aduunka ugu dheer ee Nile, isagoo ku baaqay in la wadaago isticmaalka biyaha wabiga.

Wasiirka oo hadalkan ka sheegay shir jaraa’id, ayaa hoosta ka xariiqay in wadankiisa uu diyaar u yahay in uu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay dalalka uu wabiga maro si loo gaaro heshiis ku dhisan danaha dalalkaas.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Bishii, Maarso ee sanadkii 2015, waxaa heshiis magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ku gaaray dalalka Suudaan, Masar iyo Ethiopia, kaas oo daba socday markii dowladda Ethiopia ay dib u cusbooneysiisay dhismaha biyo xireenka, ayagoo isku waafaqay in la alkumo guddi isku dhaf ah oo qiimeyn ku sameeya si loo wadaagayo biyaha wabiga Nile.

Biyo xireenka Ethiopia ay ka sameysay wabiga Nile ayaa xukuumadda Qaahira ka carootay, ayadoo u arkeysa in waxyeelo soo gaarayso saamiga ay ku leedahay biyaha wabiga kaas oo gaaraya 55.5 billion oo miter cubic sanadkii.

Dowlada Ethiopia, ayaa sidoo kale ku celisay in biyo xireenka uusan wax saameyn ah ku yeelaneynin saamiga biyaha ay ku leeyihiin dowladaha Suudaan iyo Masar.

Mashruuca dowladda Ethiopia ay ku dhisayso biyo xireenka qaaradda Afrika ugu weyn ayaa ah mid ay ugu gol leedahay in ay ka dhaliso korantada, waxaana uu ku fadhiyaa dhul baaxadiisa dhan tahay Β 1,800 KM oo labo jibaaran. Iyadoo ay ku bixi doonto qiimo gaaraya 4.7 billion oo doolarka Amerikaanka ah.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan Dhismaha Aqalka Sare.

Next Post

Tababar ku saabsan tayeynta garsoorayaasha oo ka furmay Muqdisho-Sawiro

Next Post
Tababar ku saabsan tayeynta garsoorayaasha oo ka furmay Muqdisho-Sawiro

Tababar ku saabsan tayeynta garsoorayaasha oo ka furmay Muqdisho-Sawiro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In