Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxyadan oo is xig xigay ayaa ka dhacay Dalka Indonesia ayaa geystay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo laamaha ammaanka dalkaasi ay la hadleen tirade ku waxyeelowday weeraradaasi.

Wakaaladda Wararka Reuters oo soo xiganaysa laamaha ammaanka dalkaasi ayaa soo warisay in ilaa 9 qof ay ku dhinteen 40 kalena ay ku dhaawacmeen ilaa sedex qarax oo naftii halignimo ah oo ka dhacay kaniisado kuyaala magaalada Surabaya oo ah magaalada 2-aad e ugu weyn dalkaasi.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Saraakiisha Booliska dalkaasi ayaa sheegay in qaraxyadaasi ay dheceen muddo 10 daqiiqo gudohooda,waxaana lala beegsaday 3 Kaniisadood oo kuyaala magaalada Surbaya oo kutaala Jasiiradda Java ee dhinaca bari ee Dalkaasi indonesiya.

Waxaa laga cabsi qabaa in qasaaraha uu intaasi ka sii bato,iyadoo laamaha ammaankuna ay ka dhigayaa suuro galnimada in tirade ay kororto,sababo laxiriira awooda qaraxyadaasi iyo goobaha lala beegsaday oo mashquul xoogan uu ka jirey.

Muuqalo uu baahiyay Televeshinka Qaranka Dalkaasi Indonesia ayaa muujinaya dad badan oo isugu soo xuumay goobta qaraxyadu ay ka dheceen,iyadoo laga cabsi qabo in qarax kale uu yaalo Kaniisad Afaraad oo halkaasi kutaala,sidaasina waxaa warbaahinta u sheegay saraakiil ka tirsan sirdoonka dalkaasi.

Wadanka Indonesiya oo ah wadanka ugu badan oo ay ku noolyihiin Muslimiinta adduunka ayaa waxaa uu la dagaalamaya ka hortaga weerarada argagixisanimo,wixii ka dambeeyey weerarkii 202 qof lagu dilay oo ka dhacay Jasiiradda Bali ee Dalka Indonesia oo kuyaala Koonfur Bari Qaaradda Aisa sanadka markuu ahaa 2002.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Axad 13-5-2018

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Axad  13-5-2018

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Axad 13-5-2018

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In