Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah Faahin:-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Leh Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Faah Faahin:-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Leh Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha  xukuumada  Soomaaliya  ayaa wada kulamo iyo  la tashiyo  uu la yeelanayo siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada  Gaalkacyo si xal looga gaaro Shaqaaqooyinkii ka dhacay Gaalkacyo.

Ra’isul Wasaaraha Dalka ayaa wada Dadaalo la isugu keenayo Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, iyadoo Ra’isul Wasaaraha kulamo gaar gaar ah uu la leeyahay labada dhinac.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wada hadalada iyo waan-waanta socota ayaa waxay ujeeddadoodu tahay sidii lagu xalin lahaa xiisadaha colaadeed ee u dhexeeya maamullada Galmudug iyo Puntland oo magaaladaas ay ku dhex mareen dagaalo khasaare nafeed iyo mid maaliyadeedba sababay.

Ra’isul wasaaraha iyo wafdiga la socda ayaa goor dhow la filayaa in kulan ay la qaataan madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayna kala hadlaan joojinta shaqaaqooyinkii ka dhacay Gaalkacyo, waxaana gaalkacyo ku wada sugan madaxweynayaasha Maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kan Jubbaland, xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda kuwaa oo iyana qeyb ka ah waawaanta dowlada hormuudka ay u tahay.

Wixii Warar Ah Ee Ku Soo Kordha Waan Idiin La Socodsiin Doonaa Insha’allah

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi

Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In