Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FAAHFAAHIN: Socdaalka John Kerry ee Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xogahayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa kulamo kula leh magaalada Muqdisho, masuuliyiinta dowladda Soomaaliya, maddaxda maamullada gobollada iyo wakiillo ka socda bulshada rayidka.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasare Cumar Cabdirashiid ayuu la kulmay Mr. Kerry, ayadoo sidoo kale uu jiray kulan guud oo ay madaxda maamullada gobolladu ay ka qeyb galeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Arrimaha ammaanka oo ay ku jirto la dagaallanka argagixisada iyo hiigsiga 2016-ka ayaa ka mid ahaa waxyaabihii laga wada hadlay sida ay sheegayaan saraakiil ka tirsan dowladda.

John Kerry ayaa dhawaan shir jaraa’id ku qaban doona magaalada Muqdisho isagoo uga warbixin doona socdaalkiisa Muqdisho.

Waa markii ugu horreysay oo uu wasiir arrimo dibadeed oo Mareykan ah uu yimaado magaalada Muqdisho muddo 20 sano ka badan.

Dowladda Mareykanka ayaa Dalka Soomaaliya ka caawisa arrimaha bani’aadamnimada, ammaanka iyo siyaasadda.

Dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonnaa faahfaahin dheeraad ah oo la xiriirta socdaalka John Kerry hadduu Alle idmo.

Previous Post

Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo “Sawirro”

Next Post

DEG DEG: John Kerry oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii Muqdisho

Next Post
DEG DEG: John Kerry oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii Muqdisho

DEG DEG: John Kerry oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In