Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Faallo:- MA 3 BIL OO KELIYA?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
Faallo:- MA 3 BIL OO KELIYA?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markii aan akhriyay warbixinta uu dhawaan soo saaray Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxaa iga timid illin, jirkoo dhan iyo xaadda i dhaqaaqday.

Wasiir Bayle, Warbixintan wuxuu ugaga hadlayaa wixii uu qabsoomay Wasaaraddiisa muddadii saddexda bilood ee la soo dhaafay, waxaanse aad ul yaabay xukuumadihii la soo dhaafay ee waqtiga badan innaga qaaday maxay dalkan iyo dadkan u reebteen, mase is tiri intaas in loogaga haro maahee waa in la xisaabtamo oo maxkamad la soo taagaa?

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Warbixintu waxay sheegeysaa:

✔ In la Xaqiijiyay Ciribtirka Musuqmaasuqa kaas oo la yareeyay 75%

✔ Daqliga Dekada laga soo saaro oo la gaarsiiyay $300,000, ayadoo awal laga soo saari jiray $150,000

✔ Daqliga Airportka oo la gaarsiiyay $75,000, halkii markii hore laga soo saari jiray $20,000 ilaa $30,000, kadib markii la bilaabay daba gal adag iyo la dagaalanka musuqa

✔ Waxaa la baxiyay Dhammaan mushaarkii Ciidanka iyo shaqaalaha iyo sidoo kale Cuntada iyo saadka kale ee Ciidanka.

✔ Waxaa la xaqiijiyay in wasaarad walba la siiyo waxyaabaha yaryarka ah aay ubaahantahay (Running Cost) si shaqadeeda u hirgasho, ayadoo awal eysan jirin in wasaaradaha iska warqabaan ama ee heelaan Running cost-gaas.

✔ waxaa lala kulmay dhamaan kooxaha kala duwan ee deemaha kuleh Somaliya oo aay kala yihiin Paris group, Non Paris group iyo International Banks, ayagoo balan qaaday in hadii 10 ka billood ee soo socoto saan loo shaqeeyo ay cafin doonaan deymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo dhan 5 billion.

✔ wasiirka ayaa sheegay in 10 ka bilood ee soo socoto Somaliya isku filnaan doonto iskana bixin doonto dhamaan deemaha lagu leeyahay, asagoo sidoo kale balan qaaday inaan deen dambe lagu yeelan Soomaliya, in ay deeq hesho mooyee.

✔ sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in 10 ka bilood ee soo socto uu rajeenayo in la dhiso Schoolada, Jaamacadaha, Waddooyinka iyo dhamaan xafiisyada Dowladda, ayadoo aan la sugeynin gacan shisheeye lana isticmaalayo dhaqaalaha Dowladda heysato.

✔ Wasiirka ayaa sidoo kale Sheegay markii Caalamka uu arkay sida fiican ay u shaqeynayaan in uruurka midowga yurub uu ugu deeqay $50 milyan, sidoo kale wadanka Germany uu ugu deeqay Somaliya $70 milyan oo Euro ah oo lagu caawin doono abaaraha iyo musiibooyinka dabiiciga ah.

✔ Wasiirka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in mardhaw ay rajeenayan in ay bilaabaan Canshuuraha barriga iyo isku xirka canashuuraha dowlad Giboleedyada ka dhisan dalka ee hoosyimaada dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

W/Q: Ustaad Cabdulqaadir Mursal

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Tartamayaasha Degmada Garoowe oo caawa u soo gudbay wareega labaad ee tartanka

Next Post

Taliska Ciidamadda Taraafikadda Soomaaliyeed oo Amaro kasoo saaray kala gadashada Gawaarida

Next Post
Taliska Ciidamadda Taraafikadda Soomaaliyeed oo Amaro kasoo saaray kala gadashada Gawaarida

Taliska Ciidamadda Taraafikadda Soomaaliyeed oo Amaro kasoo saaray kala gadashada Gawaarida

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In