Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faallo :- Madaxda Soomaaliya oo cagta saaray waddadii horumarka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta badan shirarka wadatashiga ee dhexmaray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waa kuwo u dhacayย  si habsami leh oo ka tarjumayaย  aayaha umadda, gaar ahaan marka loo eego kulankii ugu dambeeyay oo ay ka soo bexeen qodobbo xasaasi oo keeni kara musaqbal u ifaya dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Kulankii ย wada tashiga ee magaalada Muqdisho ka socdayย  labadii cisho ee u dambeysay ,waxaaa la isla gartay in dardar hor leh loo galo xoojinta amniga,gaar ahaan sidiiย  meesha loogaย  saari lahaaย  kooxaha nabad diidka ah,iyadoo sidoo kale lagu goโ€™aamiyay in la kobciyo dhaqaalaha dalka oo xilligaan lagama maarmaan u ah in ay gacan ka geystaan bulsho weynta caalamka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Kulankaasi oo ahaa mid xasaasi ah oo ka duwan shirarkii hore,waxaa lagu sii ambaqaaday dedejinta dhismaha ciidamada isku dhafka ah iyo qaabka ugu habboon ee loo suurtagelin karo dhameystirka dastuurka iyo qabsoomidda doorashooyinka soo socda.

Gunaanadka wajiga 2-aad ee shirkii London ย ee looga hadlaaayey arrimaha Soomaliya, islamarkaana ay ka qeybgaleen ย madaxda ย Dowladda Fedraalka ah, ย kuwa Maamul goboleedyada dalka ย iyo Beesha caalamka ayaa u muuqda mid miro dhal ah Kadib kolkii dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay soo bandhigeen sida ay u arkaan in lagu gaari karo xalka Soomaaliya,gaar ahaan mustaqbalka dhow .

Madaxda dowladda dhexe,kujwadowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ee ka hadlay furitaankii iyo gabagabadii ,waxa ay wada qireen sida ay uga goโ€™an tahay soo celinta karaamadii iyo sumcadii ay lahaayeen dadka iyo dalka Soomaaliya.

Waa tallaabo muhiim ah oo ย mudan soo dhoweyn dadaalka ku aadan arimaha Soomaaliya ee ay wadaan dhinacyada siyaasadda dalka iyo beesha caalamka,waxaana suurtogal noqotay in madaxa Soomaalida lagu aamini karo dhaqaalahaka soo xerooda dibadda oo loo soo marin jiray heyโ€™adaha.

Biseylka siyaasadeed ee ka muuqda madaxda Soomaalida ayaa muujinaya in dadka Soomaaliyeed ay xilligaan ka gudbayaan ย caqabadaha turaanturada ku ah geedi socodka arimaha dadka iyo dalka.

Wadatashiya xilligaan ee ka dhacay ย gudaha dalka soomaaliya,waxa ay qeyb ka yihiin barnaamijyada wax ku oolka ah ee kor loogu qaadayo hammiga iyo niyadda dadka oo in muddo ah ka dhursugayey horumar guud gaar ahaan soo celinta sharaftii dadka iyo dalka.

Waaya aragnimada ay umadi u leedahay marxaladihiin kala duwanaa ee la soo maray ayaa waqtigaan ku dhiirigelinaya in loo hogaansamo,isla markaana gacan la siiyo dowladda ย curdunka ah ee la doonayo in loo adkeeyo cagihii ay isku taagi laheyd.

Waxaa dhab ah in caalamka iyo heyโ€™ado samofalku ay diyaar u yihiin soo nooleynta adeegyadii umadda ee lagama maarmaanka u ahaa jiritaanka dadka iyo dalka,waxayna afka ku ballaariyaan sida ay uga goโ€™an tahay garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliya.

Bulsho mideysan ooย  diyaar u ah horumarkeeda ,isla markaana ku dhaqaaqda taageeridda dowlad sal adag oo u adeegta dadka iyo dalka,waxaa la gaari karaa marka la helo ,wax wada qabsi iyo kalsooni wadajir ah oo ka timaada dowlad goboleedyada iyo xukuumadda dhexe.

Dadka Soomaaliyeed waxay u arkaan in dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadu ay ku dhaqaaqeenย  horumar badan oo taabanaya dhinacyada soo celintaa ammaanka,dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha,garsoorka iyo adeegyada kale ee bulshada,sidaa daraadeedna ay waajib tahay in shacbiga ay gacan ka geystaan dadalka ugu jiraan soo celinta nidaamka iyo kala dambeynta

W/Diyaariyay Shire Xasan Kulmiye

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo Hawlgallo Jidgooyooyin lagu qaaday ka sameeyay Shabeellaha dhexe

Next Post

Mareykanka oo ugu Baaqay Muwaadiniintiisa inay Feejignaadaan kaddib goโ€™aanka Qudus

Next Post
Mareykanka oo ugu Baaqay Muwaadiniintiisa inay Feejignaadaan kaddib goโ€™aanka Qudus

Mareykanka oo ugu Baaqay Muwaadiniintiisa inay Feejignaadaan kaddib goโ€™aanka Qudus

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In