Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Falastiin oo ugu digtay Israa’iil in ay waxyelleeyso Al-Aqsa

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Falastiin oo ugu digtay Israa’iil in ay waxyelleeyso Al-Aqsa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Digniin ay si wada jir ah u soo sareen Shacabka, Saraakiisha iyo ciidamada Kooxa  hubeeysan ee reer Falastiiniyiinta, ayay  ugu digeen Ciidamada Yahuudda in ay galaan Masjidka Al-Aqsa, isla markaana ay waxyeello ka geeystaan.

Ciidamada  Israa’iil ayaa la sheegay in ay qorsheeynayaan in Masjidka Al- Aqsa ay ka tagaan calankooda maalinta beri ah, iyagoo u dabaal dagaya sannad guurada waxa Tel Aviv ay ugu yeertay Maalinta Xorriyadda.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Xamaas ayaa Bayaan maanta oo Arbaca ah ka soo baxay ku sheegay in iyaga oo kaashana Shacabka ay ka hortagi doonaan damaca ciidamada Israa’iil ay ku doonayaan in berito ay gudaha ugu galaan Masjidka Al-Aqsa, si ay Calankooda ugu tagaan.

Xamaas ayaa Bayaankooda ku soo gabagabeeyay in qasaaraha halkaas ka dhaco mas’uuliyadeeda ay qaadan doonaan Israa’iiliyiinta ku soo duushay.

Dhankeeda, Wasaaradda Arrimaha Dibedda  Falastiin ayaa ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay mas’uuliyad iska saaran joojinta dagaalka iyo daan-daansiga Ciidamada Israa’iil ay ku hayaan dhulka iyo xurmaha dadka reer Falastiin.

Previous Post

Xubnaha qaban qaabada doorashada madaxweynaha oo la magacaabay

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay ATMIS

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay ATMIS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay ATMIS

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In