Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labadan fanaan  ee kala ah Axmed Rasto iyo Hodan Cabdiraxmaan,oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweyay wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta , Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka,hobalada qaranka Waabari,iyo dadweyne Soomaaliyeed.

Hodan iyo Axmed  ayaa isla maanta waxaa ay tageen xarunta golaha murtida iyo mada daalada qaranka ee National Theatre.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Fanaaniinta oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbaxiyay  imaasha magaaladda Muqdisho iyo ujeeda ay u yimadeen dalka.

Guddoomiyaha hey’adda wacyigalinta bulshada Soomaaliyeed ee CCA Maxamed Cajiib oo u suurtagaliyay fanaaniintan in ay yimaadan wadanka ayaa  sheegay.

Xidlhibaan Maxamed Cumar Dalxa Iyo Khadiijo  Maxamed Diiriye ayaa hoosta ka xariiqay in fanaaniinta ay yihiin  jiheeyiyaasha umadda  isla markaana loo baahan yahay in ay wacyigeliyaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Cabdilaahi Colaad Rooble ayaa  tilmaamayay in wasaaradda warfaainta dhaqanka ay aad u sood dhaweynayso fanaaniinta dib dalka ugu soo laabanaya.

Sidan oo kale waxaa horey dalka ku soo laabtay  fanaaniinta Soomaaliyeed ee  ku nool qurbaha, waxaana dhowaan la fileyaan in magaalada Muqdisho ay ku qabtaan bandhig faneedyo.

Previous Post

Madaxweynaha koofur galbeed oo askar tababar ugu soo xirey Buur-hakaba

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH+Sawirro

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH+Sawirro

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In