Thursday, November 27, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fanaaniinta kooxaha Ciidanka Qalabka sida oo la mideynayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Fanaaniinta kooxaha Ciidanka Qalabka sida oo la mideynayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad lagu dhiiraglinaya Ciidamada Asluubta iyo booliska islamarkaan  lagu walaleenayay Fanaaninta onkood  heegan iyo fanaanita kooxaha kale ee ciidmada ayaa lagu qabtay xaruunta gadiiidka ciidanka booliska ee magalada Muqdisho, waxaa ka qeyab galay xaflada Taliyaha Ciidanka Asluubtaa Soomaaliyeed sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan”iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” sarakiil ka kala socotay  booliska  iyo asluubta,

Intii ay socotay munasabadda waxaa halkaasi  heeso iskugu jira gubaabo iyo dhiragalin ku soo Bandhigay Fanaaninta onkod iyo heegan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogtada ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogtada ah.

November 27, 2025
Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintiisa afaraad.

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintiisa afaraad.

November 27, 2025

 Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed jamac keynan oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in hada wixii ka dambeya ay si wada jira uwada shaqeyn doonnaan fanaaiinta iyo bambeyda ciidamada Qalabka sida

“Waxaan mideyn doonnaa fannaaniinta sadexda ciidan, si marka xafladaha ay jiraan ay ugusoo bandhigaan suugaanta gubaabada ahtaasi ayaan dhawaan ka shaqeyn doonaa,” ayuu yiri Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Taliyaasha Ciidamda Asluubta iyo Booliska  ayaa dhawaan kormeer iyo u kuurgalid sida ay u socdaan Howlaha amniga lagu sugayo. Ku tagay  kontaroolada laga soo galo magaalada iyagoo Ciidankii goobahaasi ku sugnaa ay ku booriyeen inay adkeeyaan shaqadda Ummadda Soomaaliyeed ay u hayaan.

Previous Post

Afar kamid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu khaarajiyey Gobolka Baay

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Macalimiin tababar ugu soo xirtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Macalimiin tababar ugu soo xirtay Muqdisho+Sawirro

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Macalimiin tababar ugu soo xirtay Muqdisho+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogtada ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddiga Joogtada ah.

November 27, 2025
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulanka 9-aad ee...

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintiisa afaraad.

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintiisa afaraad.

November 27, 2025
0

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisa afaraad, iyadoo maanta lagu soo bandhigay dood...

NISA oo gacanta ku dhigtay shabakad Khawaarij ah oo ka Kooban 11 dhagar-qabe.

NISA oo gacanta ku dhigtay shabakad Khawaarij ah oo ka Kooban 11 dhagar-qabe.

November 27, 2025
0

War-saxaafadeedka.   Muqdisho, 27 Nofeembar 2025 Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad Khawaarij ah...

Golaha Shacabka ee BJFS oo ka dooday heshiiska aas-aasida ciidanka heeganka Bariga Afrika.

Golaha Shacabka ee BJFS oo ka dooday heshiiska aas-aasida ciidanka heeganka Bariga Afrika.

November 26, 2025
0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga todobaad kulankiisa 15-aad, waxaana shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In