Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FAO Soomaali wali abaar ayaa ka jirta

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
FAO Soomaali wali abaar ayaa ka jirta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda cunada iyo beeraha ee QM FAO ayaa sheegtay Soomaaliya ay wali ka jirto abaarta taas oo loo sababeeyay roobabkii gu’ga oo yeraaday qeybo kamid ah dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin hey’adda soo saartay.

Dhulka miyiga ah dadka ku nool ayay hey’addu sheegtay in ay yihiin kuwo ugu daran oo biyo la’aanta heysato marka loo eego dadka magaalooyinka ku dhaqan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

FAO ayaa sheegtay sidoo kale, in si looga gudbo xaaladaha abaaraha ee ku soo laa laabta Soomaaliya loo baahan yahay in la sameeyo qorshe waqti dheer ah oo lagu hirgelinayo mashaariic abaarta looga hor tagayo.

Xilli roobaadkii gu’ga ayaa hey’adda FAO waxaa ay sheegtay in deegaanada Somaliland iyo Puntland roob wanaagsan oo ku filan uu ka da’ay halka gobolada koofureed aysan helin roobabkii gu’ga xadigii la rabay.

Hey’adda FAO ayaa sidoo kale warbixinteeda ku xustay in dhammaadka sanadkan 2017 ay suurtagal tahay in cilmilada ELNINO laga dareemo Soomaaliya, taas oo keeni karta in xilliga deyrta roobab wanaagsan ka da’aan Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha”SAWIRRO”

Next Post

Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

Next Post
Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In