Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka wada hadlay sidii wadamada saboolka  ah loo gaarsiin lahaa talaaalka Karoona

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka wada hadlay sidii wadamada saboolka  ah loo gaarsiin lahaa talaaalka Karoona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka WHO ayaa ka wada hadlay sidii si deg deg ah loo gaarsiin lahaa talaalaka cudurka Karoona wadamada saboolka ah  ee qaaradda Afrika iyo kuwa soo koraaya.

Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo  Agaasimaha guud ee Hay’adda caafimaadka adduunka Tedros Adhanom oo shir ku yeeshay aaladda la iska arako ayaa ka wada hadlay sida ay lagama maarmaan u tahay in wadamada faqiirka ah ay helaan  talaalka cudurka Karoona Fayras.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Macron ayaa sheegay inay  lagama maarmaan tahay in la  dar dar geliyo abaabulka lagu gaarsiin karo talaalka wadamada saboolka ah iyo kuwa soo koraaya.

Waxaa hore la qorsheeyay inuu bilaawdo olalaha talaalka ka dhanka karoona ee qaaradda Afrika todobaadyada soo socda.

Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa dhowr jeer ku celcelisay inay muhiim tahy in wadamada saboolka helaan talaalka cudurka karoona Fayras loona qaybiyo si cadaalad ah.

Sida qorsheysan in ka badan boqol dal oo isago jira dalal sabool ah iyo kuwa soo koraaya ayaa la qorsheynaya inay helaan talaalka karoona bilaha hore ee sanadkaan.

Previous Post

Qaramada Midoobe oo ugu baaqday 57 waddan inay muwaadiniintooda kala soo baxaan  xeryaha qaxootiga ee  Suuriya

Next Post

Turkiga oo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan  Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada

Next Post
Turkiga oo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan  Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada

Turkiga oo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan  Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In