Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faransiiska oo daadad ay dad ku dileen-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Faransiiska oo daadad ay dad ku dileen-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yeraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay dalka Faransiiska ka dib markii roobab dabeylo xoog leh wata ayaa ku dhuftay qeybo kamid ah dalkaasi.

Magaalo ku taala koonfur bari ee dalkaasi oo lagu magacaabo Antibes ayaa saameynta ugu badan ay ku yeesheen sida laga soo xigtay saraakiisha wadankaasi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Madaxweynaha French President Francois Hollande ayaa ku dhawaaqay in dalka ay ku dhacday musiibo dabiici ah, waxaana uu amaanay kooxaha gurmadka deg dega ah isagoo ku baaqay in loo midoobo sidii loo caawin lahaa dadka ay dhibaatada saameysay.

Mr Hollande ayaa tacsi u direy ehelada dadka ku dhintay dhibaatadan waxaana uu booqday mid kamid ah goobaha dadka ay ku qabsatay musiibada, waxaana uu dadka goobahaasi ku sugan u sheegay in ay taxadir dheeraad ah sameeyaan.

Deegaanada sida aadka ah u sameeyeen ayaa waxaa kamid ah goobta lagu magacaabo Riviera, taas oo dhacda xeebta badda Mediterranean oo ku began xadda Talyaanigu uu la wadaago dalkaasi.

Webiga Brague oo mara goobaha roobabka lixaadka leh ay ka da’aan ayaa la sheegaya in karkaarada uu jabsaday isla markaana uu ku fatahay magaalooyinkii ka ag dhowaan, muuqaalo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya jidadkii magaalada Cannes oo biyo ay ka buuxsameen.

Qof kamid ah dadka degna Magaalada Cannes oo lagu magacaabo  Katya Higham ayaa BBC-da u sheegay  ” waa arin naxdin leh . waxaan doonaynaa in aan banaanka aadno laakiin waxaa go’aansanay in aanan sidaa sameynin iyadoo roobka uu u  da’ayo si caadi aheyd. Heerka biyaha si dhakhso leh ayay kor ugu kacayaan.”

Duqa magaalada Cannes Davis Lisnard ayaa dhankiisa yiri said: ” Qaar kamid ah gawaarida daadadka ayaa badda ku daray. Waxaan soo badbaadinay dad badan, waxaana u sheegaynaa in ay ka digtoonaadaan boob loo geysto hantidooda.”

Wadada ugu weyn oo gawaarida ay isticmaalaan ee deegaanka ayaa la xirey, tareenada waa la joojiyay iyadoo boqolaal kamid ah dadka dalxiisiyaasha ah si ku meel gaar ah loo dejiyay garoon diyaradeed oo ku yaala magaalada Nice oo kamid ah goobaha uu roobabka,ku dhowaad  27,000 oo guri oo deegaanka ku yaalo ayaa koronto la’aan ah.

12 21 42

Source: BBC

 

Previous Post

Jaamacadda Hope oo qabatay xaflad Qalin jabin ah-Sawirro

Next Post

Wasiir Maareeye “Waxaa jirta cinwaanno been abuur ah oo magacyada Madaxda lagaga been sheego”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in beesha caalamka ay bogaadisay horumarka dowladda “Dhageyso”

Wasiir Maareeye “Waxaa jirta cinwaanno been abuur ah oo magacyada Madaxda lagaga been sheego”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In