Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Faransiiska Oo Gaaray Finaalka Koobka Aduunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Faransiiska Oo Gaaray Finaalka Koobka Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

          

Xulka qaranka France  ayaa u gudbay kama danbeysta tartanka kadib markii ay garaceen dalka Belgium oo deris ay yahiin.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Qaybtii danbe gool uu dhaliyay Umititi ayuu qaranka Faransiiska ugu adkaaday dalka Belgium oo ahaa dalka goolasha ugu badan ka dhaliyay koobka aduunka sanadkaan 2018 balse ayeey ku guuldareysteen in shabaqa ay soo taabtan.

Ciyaarta inta badan waxaa maamulyay dalka Belgium halka Faransiiska uu difaac ku jiray ayadoo gool in laga dhaliyo uu dagaal ugu jiray waxaana ugu danbeyntii uu helay gool waxaana dib uu ugu laabtay qaab difaafeedkii uu ciyaarta ku bilowday.

Roberto Martinez oo ahaa macalinka Belgium ayeeysan u suurta gelin in uu noqdo markii ugu horeysay macalin Ajanabi ah oo koobka aduunka ku guuleysto balse taasi horey uma dhicin.

Faransiiska ayaa kama danbeysta tartanka waxaa u sahlay 20-sano ka hor Thuram oo difaac ahaa caawa labaatan sano kadib in ay gaaran sidoo kale waxaa u sahlay Umititi oo difaac ah waxaana taasi ay soo xusuusisay tageerayaasha dalka Faransiiska guushii sanadkii 1998 xiligaasi oo koobka ay ku guuleysteen waxaana kama danbeysta tartanka uu la ciyaari doona dalalka Ingiriska iyo Croatia oo habeen danbe ciyaari doono.

Belgium waa markii ugu horeysay oo laga adkaado 25 kulan kadib ayadoo sidoo kale uu ka soo adkaaday dalka Brazil oo waqti fara badan aanan la kulmin guuldaro.

Macalinka Faransiiska Didier Deschamps hadii uu ku guuleysto koobka aduunka sanadkaan waxaa uu barbareyn doono Mario Zagallo iyo Franz Beckenbauer oo ku guuleystay koobka aduunka ayagoo Ciyaartoy ah iyo ayadoo ay hogaaminayaan dalalka Brazil iyo Faransiiska Didier Deschamps ayaa noqon doono shaqsigii sadexaad ee sidaasi oo kale sameyso ayadoo Didier Deschamps lagu xusuusto in uu ahaa kabtankii faransiiska 1998-dii.

Didier Deschamps waxaa uu ku guuldareystay in uu ku guuleysto koobkii qaramada qarada Yurub oo dalkiisa uu marti geliyay laba sano kor kaasi oo uu ku guuleystay dalka Portugal hada waxaa uu soo gaarsiiyay dalka Faransiiska markale kama danbeys koob balse su,aasha ayaa ah ma ku guuleysan doono Didier Deschamps ?

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Imisa Kulan Ayeey Wada Ciyareen Belguim Iyo France ?

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo Laabtay

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo Laabtay

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo Laabtay

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In