Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin Gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda hadalka iyo sidii shacabku ay heli lahaayeen xuquuqdooda dastuuriga ee ku aaddan fahamka iyo helitaanka xogta Hay’adaha Dowladda,,

Waxaa Dowladdu ay qaadday 3-dii sano ee la soo dhaafay tallaabooyinka;

Related posts

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
  1. Meelmarinta Xeerka Saxaafadda dalka oo hagaya hannaanka, howlaha iyo xuquuqda Warbaahinta iyo Wariyeyaasha ka howlgala dalka.
  2. Dib u habeynta qeybaha Xiriirka Warbaahinta ee Xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Warfaafinta, si loogu fududeeyo Wariyeyaasha iyo Warbaahinta helitaanka xogta, qorsheyaasha iyo waxqabadka Hay’adaha Dowladda.

3 Joogteynta kulammada  Bahda Warbaahintu iyo Ururrada Saxaafaddu  ay la qaadanayeen Madaxweynaha iyo Xukuumadda, iyagoo ku soo bandhigayey caqabadaha, baahiyaha iyo duruufaha ku xeeran shaqadooda.

  1. Xakameynta ku tagri falka awoodeed ee ka dhan ah Warbaahinta iyo Wariyeyaasha, waxa ayna Dowladdu xogga saartay in hannaanka Garsoorka Madaniga ah lagula gar dhigato Wariyeyaasha, iyadoo Maxkad Madani ah oo daah furan lala tiigsaday Wariyeyaal loo arkayey in ay ka tallaabeen xorriyadda hadalka.
  2. Xoojinta wacyigelinta Wariyeyaasha iyo ka qeyb qaadashada dadaallada kor loogu qaadayo xirfaddooda, aqoontooda iyo doorka wadaniyeed ee kaga aaddan dowlad dhiska dalkeenna.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta “SAWIRRO”

Next Post

Gabar 14 jir ah oo laga soo badbaadiyay bur burka dhulgiriirkii ka dhacay dalka Turkiga

Next Post
Gabar 14 jir ah oo laga soo badbaadiyay bur burka dhulgiriirkii ka dhacay dalka Turkiga

Gabar 14 jir ah oo laga soo badbaadiyay bur burka dhulgiriirkii ka dhacay dalka Turkiga

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In