Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fatahaadda Webiga Shabeelle oo laga hortagayo

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Fatahaadda Webiga Shabeelle oo laga hortagayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlo lagu caro tuurayo goobaha inta badan oo ka fataho webiga Shabeele ee mara degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa laga bilaabay halkaasi iyadoo goobahaasi ay kormeereen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka.

Guddoomiyaha degmada Jowhar C/qaadir Maxamed Buur-fuule waxaana uu sheegay in u jeedada howshan ay tahay sidii looga hortagi lahaa fatahaada ay suurtagalka tahay marka ay da’aan roobabka mahiigaanka ah kuwaas oo hadda laga saadaalinaayo in ay ku soo wajahan yihiin gobolka Shabeelaha Dhexe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Buur-fuule ayaa intaa ku daray in howsha caro tuurka ah ay ka qeyb qaadanayaan cagaf cagafyo iyo Baabuurta ciida daabusha kuwaas oo lagu guraayo ama lagu shubayo jawaano.

Cali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ah guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in howshan maal wanaagsan marayso, isagoo sidoo kale sheegay in kormeerkooda uu sidoo kale la xirrirey indha indheen ay ku sameeyeen sida uu u socdo ganacsiga degmada Jowhar.

Degmada Jowhar iyo guud ahaan deegaanada uu maro webiga Shabeelaha ayaa inta badan waxaa uu ka geystaan fatahaad dhibaato u geysata dalaga beeraha iyo sidoo kale nolashad dadka iyo duunyada halkaas u dhaqan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wefdi ka ka socda maamulka koonfur galbeed oo booqanaya Buurhakaba

Next Post
Maamulka degmada Buur hakaba oo lagu wareejiyay Booyad

Wefdi ka ka socda maamulka koonfur galbeed oo booqanaya Buurhakaba

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In