Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FBI oo baareysa weerarkii Masjidka Darul Faruuq-Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
FBI oo baareysa weerarkii Masjidka Darul Faruuq-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Amniga Gudaha Mareykanka qaabilsan ee FBI ayaa sheegtay in ay baarayaan cidii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday xarun Muslimiinta Mareykanka ku nool ay ku lahaayeen magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota ee dalkaas.

Weerarka oo sida la sheegay ahaa bambada gacanta lagu sameeyo ayaa nin gaari watay ku tuurey masjidka Darul Faruq, mana jirin cid wax ku noqotay marka laga reebo in dhismaha masjidka uu gubtay.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dad diino kala duwan aamisan oo ku dhaqan magaalada Bloomington ayaa isu soo bax ay ku taageerayeen dadka Muslimiinta ah halkaas ka sameeyay, iyadoo dadka taageerada u muujiyay uu kamid ahaa baadariga Kaniisadda magaalada Bloomington.

Maamulaha  Masjidka Darul Faruq, Maxamud Carab oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in arintan ay ku abuurtay cabsi iyo wel wel o hor leh.

Tan iyo markii la doortay madaxweyne Trump ayaa waxaa isa soo tarayay Islaam naceebka, iyadoo dhowr jeer weeraro noocaan ah lagu qaaday xarumaha dadka Muslimiinta ay ku leeyihiin dalka Mareykanka.

Previous Post

Guddoonka Aqalka sare oo kulan la yeeshay guddiga dastuurka ee baarlamaanka-Sawirro

Next Post

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda Dowladda ee 2017

Next Post
Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda Dowladda ee 2017

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda Dowladda ee 2017

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In