Wednesday, December 17, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Firxadka Khawaarijta oo la ogaaday meelaha ay Ku dhuumaaleesanayaan

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheesan ka fulliyay Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wixii ka danbeeyay markii Khawaarijta lagala wareegay in ka badan 50 oo ka tirsan Gobollada dalka, waxaa Khawaarijta soo wajahay wal wal xoog leh, ayagoo ka cabsi qaba in maleeshiyaadka ay qaldeen ay ka baxaan gacanta horjoogayaasha dhiigya cabka ah.

Xogo ay heshay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in horjoogayaasha Khawaarijta ay amaro ku soo rogeen meelaha ay wali haraadiga ku yihiin, waxaana ammaradaasi ka mid ah.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

December 16, 2025
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

In la joojiyay isku socodka Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee deegaanada ay markii hore isaga gudbi jireen. Amarkaan ayaa ka dhaqan galay, magaalooyinka Saakow, Kuunyo Baraow, Jilib iyo deegaanno kale oo ka tirsan Gobalka Mudug.

Horjooge lagu magacaabo Buqaari oo kooxda u qaabilsan Maleeshiyaadka dabagalka oo ay ugu yeeraan Kooxda Mutaabacada, toosna uga amar qaata Horjooge Axmed Diiriye ayaa la sheegay in dhammaan horjoogayaashii kale iyo maleeshiyaadka uu amar ku siiyay qof kasta oo ka baxayasa Magaalooyinka Saakow iyo Jilib inuu haysto warqad ogolaasho ah oo ay magaalada uga bixi karaan, sidoo kale wuxuu amray in labadaan magaalo aysan qofna soo gali Karin, taas oo muujinaysa inta ay la egtahay cabsida soo wajahday Khawaarijta.

Illo ka tirsan Sirdoonka Qaranka ayaa dhanka kale inoo sheegay in cabsida iyo kala shakiga soo kala dhexgalay Khawaarijta uu sababay in wax ka badan shan goobood ay u kala xayiran yihiin Horjoogayaasha Khawaarijta ayna awoodi laโ€™ yihiin inay hal meel isugu yimaadaan.

Deegaano ka tirsan gobalka Mudug oo si weyn uu uga soo ifbaxay khilaafka Khawaarijta oo markii danbe gaaray inay dhexdooda dagaalamaan ayaa horjoogayaasha ku xayiran oo aan ogaanay ayaa waxaa ka mid ah. Horjooge Xuseen Cali Fiidow, Horjooge Cali Ibraahim Geesay โ€œCali Rootiโ€ horjooge C/laahi Jeeri iyo kuwa kale.

Halka Kuunyo Barow oo ka tirsan Shabeellaha hoose ay iyana ku xayiran yihiin Khawaarij Aadan Suno oo dhawaan u galay khawaarijta gabalkoodu sii dhagayo Horjooge Xasan Afgooye iyo horjoogyaal kale.

Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha shacabka Soomaaliyeed, ayaa Khawaarijta markii ay ka saareen guud ahaan degmooyinka Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo qaybo badan oo ka mid ah Gobalka Hiiraan, ayaa hadda waxay gudbeen Gobalka Galgaduud. Waxaana ka goโ€™an Ciribtirka Khawaarijta.

Previous Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo heshiis militeri la saxiixday Imaaraadka.

Next Post

SONNA oo maanta 59 jirsatay iyo Wasiirka warfaafinta oo hambalyo udiray

Next Post
SONNA oo maanta 59 jirsatay iyo Wasiirka warfaafinta oo hambalyo udiray

SONNA oo maanta 59 jirsatay iyo Wasiirka warfaafinta oo hambalyo udiray

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

December 16, 2025
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

December 16, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga Dibadda ee Sweden

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga Dibadda ee Sweden

December 16, 2025
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFSโ€

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFSโ€

December 16, 2025
0

Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In