Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

France Oo Soo Baxday Iyo Argentina Hartay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
France Oo Soo Baxday Iyo Argentina Hartay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareega 16-ka ee koobka aduunka ayaa bilowday galabta kulankii ugu horeyay waxaa foodo isku daray magalada Kasan dalalka Argentina iyo France oo ah lab aka mid ah dalalka ugu waa weyn koobka aduunka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa qaybtii hore lagu kala nastay 1-1, France oo rigooro heshay ayaa waxaa gool u badalay Griezman oo weerarka ugu ciyaara France, Argentina oo heshay goolkii barbraha ahaa ayaa waxaa u saxiixay Angel Di Maria oo ka ciyaara horyaalka France ee Ligue 1-ka qaybtii hore ayaa sidaasi lagu kala nastay qaybti danbe ayaa la isku soo laabtay waxaa daqiiqadihii ugu horeyay hogaanka qabatay Argentina kadib markii gool ay ka heleen Marcedo oo lambarka labaad ugu ciyaarayay Argentina, daqiiqado markii ay ka soo wareegtay ayaa waxaa goolkii barabaha france u sahlay Pavard oo lambarka labaad ugu ciyaarayay France waxaana uu u Jawaabay Mercado oo isku lambar ay ka ciyaarayeen.

Daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta ayaa waxaa hogaanka qabatay markale france waxaa gool ay ka heleen Kylian Mpabe oo goolkisii labaad u saxiixay france waxaana uu noqday xidigaasi ciyarayahankii ugu da’a yaraa ee france gool u dhaliya koobka aduunka tariikhda ayadoo sidoo kale uu noqday ciyarayahankii afaraad ee gool ka dhaliya koobka aduunka kuwa ugu da’da yare ee koobka aduunka goolal ka dhaliya.

67-daqiiqo markii ay halkaasi mareyso ayaa waxaa markale goosha soo taabtay Mpambe oo ahaa galabta xidiga garoonka waxaana uu saxiixay golkii afaraad ee ciyaarta ayadoo sadexda ka mid ah afarta goo lee france uu ku lug lahaa Mpambe, Waxaaana uu noqday da’a yarkii ugu horeyay ee koobka aduunka kulan ka tirsan koobka aduunka laba gool ka dhaliya tan iyo 1958 kolkaasi oo Pelle uu laba dhaliyay.

Daqiiqadihii dhimashada ayaa waxaa goolkii sadexaad u saxiixay Argentina Aguero oo ciyaarta badal ku soo galay waxaana uu ka dhigay  4-3 todobo gool ayeey  iska dhaliyeen labadaan dal oo ah kuwa ugu awooda badan koobka aduunka ee haatan ka socda dalka ruushka sidaasi waxaa lagu qaarijiyay Argentina sidaasi waxaa wareega 8-da ugu soo gudubtay France oo koobka ku guuleystay 1998 kolkaasi oo tartanka ay marti geliyeen.

France ayaa ah dal aanan laga adkaan dhamaan kulamada uu ciyaaray koobka aduunka ayadoo sidoo kale france uu yahay mid aanan guul daro kala kulmin dalalka ka soo jeeda waqooyiga America kulamada koobka aduunka uu la ciyaaray waxaana ugu danbeysay guuldaro uu kala kulmo france dalalkaasi sanadkii 1978 kolkaasi oo france guuldaro 2-1 ah uu kala kulmay Argentina oo haatan uu qaarijiyay.

 

Previous Post

Wasiirka Howlaha guud ee XFS oo faah faahiyay heshiisyo ay la soo saxiixdeen madaxda dalka Maroco+sawiro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo faray Baarlamaanka Soomaaliya in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo faray Baarlamaanka Soomaaliya in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

Madaxweyne Farmaajo oo faray Baarlamaanka Soomaaliya in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In