Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaadiid lagu wareejiyay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Gaadiid lagu wareejiyay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gaadiidkan deeqda ah oo tiradoodu tahay 5 gaari ayaa waxaa hay’adda Horumarinta Barnamijyadda u qaabilsan Qaramada Midoobay oo magaceeda loo soo gaabiyo UNDP ku wareejisay mas’uuliyiinta xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka,waxaana munaasabadii wareejinta gaadiidka goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisalwasaraha Soomaaliya iyo Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaraha dalka.

Gadiidkan ayaa loogu talagayey in uu kaalin ka qato dardargalinta howlaha xafiiska uu u hayo Shacabka Soomaaliyeed sida ay sheegeen mas’uuliyiinta UNDP oo goobta ka hadlay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Bari Grafil ERIS,oo ah madaxa hay’adda UNDP ayaa sheegay in gaadiidkan maanta ay ku wareejiyeen Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka ay qeyb ka tahay taageerada ay siinayaan dowladda Soomaaliya.

Maxamed Cali Nuur xoghayaha joogtada ah xafiiska Ra’iisal wasaraha Soomaaliya ayaa kaga mahad celiyey Hay’adda UNDP gadiidkani ay maanta ugu deeqday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisalwasaraha Soomaaliya Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan Dheer) oo isna dhankiisa warbaahinta la hadalay ayaa xusay in gadiiskan uu kaalin ka qadanayo horumarinta iyo fududeynta shaqada xafiiska isla markaana looga bahan yahay hay’da in sii wadaan taageerada horumarineed oo Qaramada Midoobay siiso Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeybagay shirk u saabsan Nafaqeynta Hooyada iyo Dhallaanka”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In