Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo oo ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo oo ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Magaalada Galkacyo 2 sano kahor waxa ay astaan u ahayd colaado ragaadiyay geedi socodkii nabada magaalada  Waxa ay sheegayaan bulshadu in xiligaan meesha ay ka baxeen siyaasadihii isdiidanaa ee ka dhaxeeyay maamulada kuwaa oo xiliyada colaadaha galaafan jiray nolosha dadka islamarkaana wiiqay hormarkii bulshada
Jamhuriyada Fedraalka somalia oo kaalin wayn ka gaysatay xallinta mushkiladaha siyaasadeed ee galkacyo horay uga jiray  ayaa  waxay noqotay tulsaale wax ku ool ah marka la eego nabadda iyo wada noolanshaha  taa oo dawladdu waqti badan ku bixisay hirgalintooda

Waxaa gudiyadii dawladda Soomaaliya ugu xilsaarnaa nabada galkacyo ku dhiirigaliyeen maamullada magaalada in aysameystaan xubno si gaar ah uga shaqeeya nabada iyada oo ay jiraan ciidamo suga amniga kuwaa oo hoostaga jamhuuriyada fedraalka somalia kaalin muglehna kaqaatay isdhexgalka bulshada magaalada galkacyo
Sanado kahor dadka  magaaladan dagan maqabin rajo nabadeed waayo waxaa usawirnaa raadad coladeed oo ku salaysnaa aanooyin qabiil oo suurta gal kadhigayay in dhibaato ay dhacdo markasta madaama coladuhu ay ahayeen kuwo waxbadan soo socday
Waxaa dhibatooyinkii  galkacyo soomaray ay baabi iyeen nolosha dadka deegaanka jiil badan ayeey nolosha ku adkeyeen daruufihii laga dhaxlay qabiilka balse hada waxaa jira ifafaale  kaduwan sidii hore oo waxaa dhismaya hanaankii bulshada  marka la eego nabada ka hana qaaday
dadaalkii dawladda fedraalka maamulada ka jira magaalada iyo bulshada rayidka qaybeheeda kaladuwan waa sidee dareenka dadka magaalada galkacyo hada
Waxay Wakaalada wararka Qaranka Somaliyeed ee SONNA u shegeen bulshada magaalada galkacyo  sidii loo gaaray heshiiska nabad ku soo dabaalidda gaalkacyo in laga baaqsaday qasaare isugu jira naf iyo maal oo magaaladaan sanad kasta dhowr mar kadhicijiray taa badalkeedana wax walba sicaadiya ay kusoo laabteen
Isdhex galka bulshada oo ka duwan sidii u ahaa sanadihii colaadda waxa aad ka arkaysaa Gaalakcyo in wax wayn is badaleen bulsho aan awoodin in ay wax wada qabsadan kana tashadan danahooda  markii hore ayaa haatan ka shaqaynaya hormarka.
Ifafaalaha muujinaya dawladnimada iyo kashaqaynta danta guud oo xawli ku socda  ayaa guud ahaanba ka muuqda nolosha bulshada qaybaheeda kala duwan hadii ay ahaan lahayd dhinacyada waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka iyo amniga intaba waana magaalo hada nolol ay ka jirto kana soo baxday xaalad adag
Gaalkacyo waa Magaalo madaxda gobolka mudug waxayna dhacdaa bartamaha somaliya  waxaana maamulkeeda gacanta ku haya maamulada Galmudug iyo puntland oo kala xukuma labada qaybood ee magaaladu u qaybsantahay waa koofur iyo waqooyi waana goob istiraatiiji u ah gobolada somalia.
Previous Post

Wasiirka Shaqada Soomaaliya” waxaan ugu yeernay maal-gashadayaasha Qatar inay sahmiyaan fursadaha maalgashi ee Soomaaliya”

Next Post

Dorashooyin madaxtinimo oo ka bilaabatay Afganistaan

Next Post
Dorashooyin madaxtinimo oo ka bilaabatay Afganistaan

Dorashooyin madaxtinimo oo ka bilaabatay Afganistaan

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In