Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo Oo Lagu Qabtay Tababar Ku Saabsan Maamul Wanaaga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo Oo Lagu Qabtay Tababar Ku Saabsan Maamul Wanaaga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Siminaarkaan oo ahaa mid lagu baranayay maamul wanaaga iyo dowladnimada taasoo ay fulisay hey’adda TIS oo ag hey’ad laga leeyahay dalka maraeykanka  ayaa maaanta loogu soo gaba gabeeyay magaalada galkacyo ilaa iyo labaatan qof oo ka kala  socday shaqaalaha maanuulka Gobalka Mudug iyo kuwa dagmada galkacyo ee dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee galmudug

Munaasabada xiritaanka siminaarka oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Goba;ka mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa ugu horeeyn ka hadlay Cumar Macalin saciid oo ku hadlayay magaca Hay’adda siminaarka taaba galisay ee DAYTiS isagoona faah faahiyay siminaarka mudada uu socday iyo ajandayaashii lagu baranayay

Barnaamijkaan wuxuu ku saabsanaa wax kale ma aysan aheeyn maamul wanaaga ayuu ku saabsanaa waxaana loo qabtay shaqaalaha maamulka gobalka iyo qaar ka mida bulshada magaalada Galkacyo sadaxdaas beri oo barnaamijku socdayna runtii waxaan filayaa in wax badan laga faa iideeystay oo ku saabsan maamul wanaaga

Sidoo kale qaar ka mid xubnihii loo qabtay siminaarka ayaa dhankooda iyaguna ka warbixiyay waxyaabihii ay ka faa iideen mudadii uu socday

Barnaamijkaan wuxuu ahaa mid aad u faa’iido badan oo waxyaabo badan aan ka baranay kuwaasi oo ay ka mid tahay qeybaha dowladnimadu ay ka koobantahay laga soo bilaabo dowlada dhaxe dowlad gobaleedyada maamulka gobalka iyo maamulada kasii hooseeya ilaa laga gaaro shaqsiga  waxaa sidoo kale aan ka baranay sida loo qiimeeyo waxqabadka qofka masuulkaa

Barnaamijkaan maamul wanaaga ee nala baray koleey aniga iyo bulshada kasoo qeyb gashay u anfacay waxaana nala baray habkii iyo jaran jaradii ay dowladnimadu u shaqeeyneeysay waxaana nala baray in bulshada lala xisaabtamo iyaduna ay maamulkeeda la xisaabtanto

Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka soomaaliyeed ee Galmudug Aweys Cali Saciid ayaa soo xiray siminaarka isagoona kula dar daarmay xubnihii ka qeyb galay siminaarka ineey noqdaan kuwa ka faa;ideeysta wixii ay ka barteen  siminaarka ee la xariiriyay maamul wanaaga iyo dowladnimada isagoo dhinaca kala uga mahad celiyay hay adihii iska kaashaday qabashada tababarka

Ugu horeyn  Hay’adda TIS waa uu mahad celineeynaa waayo waa hay adii noogu horeeysay oo tababar u qabta shaqaalaha maamulka gobalka  9kii sano oo aan Gobalka ka shaqeeynayay marka hay’adda iyo hayadaha kale ee caawinayay tababarkaan waxaan leenahay noo sii wada ilaa inta aan la mid noqaneeyno meelaha aan burburin ee wali heysta dukumiintiyadoodii  ababarka sadaxda maalmood ahna waan ka mahad celineeynaa

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026

DSCF0203
DSCF0211 DSCF0213 DSCF0181 DSCF0182 DSCF0183 DSCF0188 DSCF0190 DSCF0191 DSCF0202

 

Sawir Qaade:-C/risaaq Maxamed Axmed

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola “Dhageyso”

Next Post
Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola “Dhageyso”

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola "Dhageyso"

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In