Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo oo mashaariic hormarineed laga hirgalinayo {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo oo mashaariic hormarineed laga hirgalinayo {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuliyiintani ka tirsan  maamulka galmudug oo ay wehliyeen wasiiro ka tirsan maamulka koofur Galbeed oo maalmahaan ku sugnaa magaalada galkacyo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabado lagu dhagax dhigayay ilaa laba mashruuc oo ay maalgalinayeen ururka caalamigaa ee USAidoo mareykanka ka dhisan   iyo hay,addaTiis oo laga hleeyahay turkiga oo dhanka
mashaaricda horumarinta qaabilsan kuwaasi oo kala ahaa xarun lo yagleelayo ururka haweenka galmudug iyo dhismaha garoon kubadda kolayga oo lagu kordhinayo garoonka cayaaraha  ee magaalada galkacyo.

Duqa dagmada Galkacyo ee maamulka Galmudug Bile Diini Cali  ayaa ugu horeeyn ka hadlay munaasabada lagu dhagax dhigaya xarunta ururka haweenka galmudug waxaana uu faah faahiyay muhiimada mashruucan u leyahay bulshada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Anigoo ku hadlayo magaca dagmada galkacyo waxaan mahad balaaran uga celinayaa hay adda tiis mashiiriicda faraha badan ay ka fulisaya dagmada galkacyo maanta oo ah 25ka may 2015 waxaan madashaan utaaganahay dhagax dhiga xaruntii hooyooyinka galmudug ee loo dhisayo dagmada galkacyo waa ka hambalyeeyneeynaa hooyaduna waa aas aaska bini
aadamka”

Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug Sahro Maxamed Cali oo iyana qudbad ka jeedisay munaasabada ayaa ugu mahad celisay hay,adda tiis maalgalinta xarunta ururka haweenka Galmudug..cod

“Salaan ka dib waxaa maanta farxad ii ah inaan maanta joogno halkaan oo aan dhagax dhigno xaruntii haweenka Galmudug oo muddo badan aan usoo halgamayay sidii uu udhismi lahaa  hay adda tiisna waan uga mahad celineeynaa mashruucaan oo qeyb ka ah mashaariicda lagu magac daray danguud”

Howlahani mashaaricda ah oo hay,adani ay ka fulinayaan magalada Gaalkacyo ayaa qeyb ka ah dadaalada maamulka Galmudug uu ku doonayo horumarinta adeegyada bulshada.

DSC00864 DSC00869 DSC00872 DSC00873 DSC00874 DSC00876 DSC00877 DSC00880 DSC00884

Sawir Qaade C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Premier banki oo soo bandhigay adeegyada uu soo kordhiyay {SAWIRRO}

Next Post

Gudi wasiiro ah oo loo dirayo degaanada Puntland {SAWIRRO}

Next Post
Gudi wasiiro ah oo loo dirayo degaanada Puntland {SAWIRRO}

Gudi wasiiro ah oo loo dirayo degaanada Puntland {SAWIRRO}

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In