Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Qoysas ay abaaruhu saameeyeen oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Qoysas ay abaaruhu saameeyeen oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen, kuwaasi oo xaalad biyo la’aaneed ay ku heysatay deegaannada Bandar-Sheekh iyo Buq qalooc oo ka mida deegaannada fog fog ee ku yaala Waqooyi bari ee Gobalka Mudug

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ayaa intii ay ku guda jirtay socdaalkeeda maanta ay ku tagtay deegaannada Bandar-Sheekh iyo Buq qalooc waxa ay warbixin ka dhageysatay qaar ka mida dadka fara ku tiriskaa ee ku nool deegaanadaasi, maadaama qoysaska intoodii tabarta laheyd ay u hayaameen deegaanno kale oo ka yara roon dhanka abaaraha,  waxaana ay sheegeen in inta badan xoolihii ay dhaafeen sidoo kalana ay heysato xaalad biyo la’aaneed iyagoo codsaday in gurmadyo dhan walba ah lala soo gaaro

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Faadumo Cabdi Faandhe Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa intii ay kormeerkeeda ku guda jirtay qiimeyn ku sameysay xaalad adag dhanka nolasha ee ka jirta deegaannada Bandar-Sheekh iyo Buq qalooc waxayna sheegtay in ka Xildhibaan ahaan ay xoogga saari doonto sidii gurmad ka badan kan maanta ay gaarsiisay ay u heli lahaayeen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada fog fog ee Gobalka, kuwaasi oo inta badan aysan gaarin gar gaarka iyo gurmadyada hay’adaha samafalka

Ugu danbeyn waxa ay baaq u dirtay Guddiga gurmad abaaraha Qaranka kaas oo ku saabsan in si dag dag ay u soo gaarsiyaan dadka ku sugan xaaladaha adag ee dhanka nolasha

Previous Post

Ergeyga Abaaraha oo kulan la yeeshay ku-xigeenka Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradaasi “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In